XAREED (Public user) | Unrecorded Date waryaa xiireey waxaa tiraahdaa "waa runtaayoo waa la moodaa (loo maleeyaa) Gorayada geel baa la moodaa, waa runtaayoo waa la moodaa, laamiga mas baa la moodaa waa runtaayoo waa la moodaa. magacayga warsame ayaa la yiraahdaa. waa runtaa oo waa la moodaa! war xiireey maxaa kugu dhacay, waaba iska jeclaatay inaad dhahdid waa runtaa oo waa la moodaa, naga tag, awalba hooyadaa xiirey ay kuu bixisay ee! |