site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaay ku dhacaday in habluhu kaga horeeyaan wiilasha arimaha la xidhiidha(GALMADA)marka lagu jiro xalada caruurnimada?

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Maxaay ku dhacaday in habluhu kaga horeeyaan wiilasha arimaha la xidhiidha(GALMADA)marka lagu jiro xalada caruurnimada?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MRfaroole (Public user)

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin:
Waxaan shaki kuj irin in gabdhuhu ku horeeyaan arimaha la xidhiidh qooyska xiliga yaraanta lagu jiro. Tani waa sheeko dhacaday.
waxaa jiray labo yar yar oo walaalo ah oo reer miyi ah, wilka ayaa weeynaa oo waxa uu ahaa ilaa 6 sano jir gabadhuna waay ka yaraayd ilaa 4 years ayaay ahaayd. sida cada reer miyugu tahay caruurat waxaa laraciyaa adhiga markaay xilaagaas kujiraan.
maalintii danbe iyaga oo adhigii kayimi oo ku socda gurigii ayaay waxaay gurigii ugu tageen odaygii iyo habartii oo haawshii bartamaha marinaya, waay soocarareen wiilkii oo ooyaya ,ayaa waxaa ka hor yimi oday kale wuxuu yidhi "adeer maxaad la ooyaaysaa"? wiilkii yaraa wuxuu oday gii ugu jawaabay adeer aabe ayaa hooya dilaayey!.
gabadhii yaraayd intaay hoos u jeen satay ayaay tidhi adeer waa beentiis, madilaayn ee waa GUURSANAAYEY. ahhhhhhhh ahhhhhhhhhha hhhhhhhha.
Taasi waxaay ina tusaaysaa in gabdhuhu arintaas raga kaga horeeyaan , markaas maxa sabab u ah ayaa d u malaaynaaysaa aniga hal arin ayaya ila tahay gadaal ayaana ga sheegin figradaayda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalimada (Public user)

Unrecorded Date
its not only arintaas
cause gabar marwalba wiil way ka caqli badantahay even hadii adult la noqdo naagaha yaa caqli badan graad dheeraada baa ilaah dumarka ku manaystay like maah maahda [there is woman behind in every sucsess man ninki fiicanba naag baa ka dambaysa]

there is saying["ITS BETTER TO HAVE ONE WOMAN ON YOUR SIDE THAN TEN MAN CAUSE MEN ARE SILLY"]
here is another1["MEN ARE TOO BLIND TO SEE WHAT A STONE COULD SEE AND THEY ARE TOO STUBBORN TO BE TRUSTED TO THINK FOR THEMSELVES"] sorry but that is how its yaan la xanaaqin

talo fiican markaad rabtid naag aa la waydiistaa nin hawaydiinin cause naagaha meel eysan raga wax ka fiirin ayey ka fiiriyaan that is our extra sense

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
To:Mr.Froole
Bro greating first of all,& let me asnwer the question you did ask!!!! remember all the time femels are way much a heard then males. not only that matter but in every way!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiwali

Unrecorded Date
first receive best regards and I am sorry to intrupt since it's my first time I ever been here but keep in mind women and men are not the same however they are curious or not .Naturally men are responsible for their welfare I see in this chat a woman boasting ,that is not the case sister without men life could not be easier for you so back off your words and apologize men !!!
I am sorry for any mistake I did and feel free to contact me this e Mail Walis12@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MRfaroole

Unrecorded Date
TO: MACALIMAD & AYAN
First Thanx for participating this nice topic all of you!

second i want to assert my point towads what ayaan & macalida announced from here.It is some thing amazing if you believe that female has much wise than male!. but there so no doubt ladies has more experence than men with those cases childhood period. but i can't assent you ladies that illution idea: other hand female hasn't enaugh much mind, And it si sure that Woman's mind and winter wind are change ofte, so my faluable advice : you ayan and macalimad must not convice suck fake off: becouse waman is waman !!thanx

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Girl

Unrecorded Date
men are sill period
women are smartest human on earth

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suge

Unrecorded Date
to:girl
ma in lagu fuulo øagu meherin ayaa smart ah????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cool and the gang

Unrecorded Date
Jawaabtu waa fidhiqooyin, hadda waa kuwa galmada ku horeeya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anti Femenism

Unrecorded Date
Woman has half the size of man's brain...waxaad u baahan tahay 4 naag oo marqaati noqoto halka 2 nin looga baahan yahay. horaa loo yiri naaguhu waa caruur caga weyn.
ilmaha wax ma dhaantiine gabdhayahoow cagaha balbalaaran dhulka dhiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
war-heedhe kuwa galmada ku horeeya maaha naagaha soomalida aan dareemaha lahayn, hadalku wuxuu ku socdaa naagaha dareenkooda 100% yahay, sida hablaha cadaanka ah i.w.m.!!!!!!!!( may be the new somali-girl generation will be the same as other girls who has very sensitive feelings)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bidixle

Unrecorded Date
waa runtaa anonymous waana arkay, lama yaabsani waa wax ilaahey, siiyey.dumarkii horeba wey lahayeen ee way qarsan jireen.gabar aansaaxiib la ahaan jirey iyaana ii sheekaysay ayaa markaan salaaxo ama aan basheeyo qofba siduu uyaqaane , way suuxi jirtay indhahana wey gedin jiray markaasan waxaan dhahay xabiibi maanku dhibayaa, markaasey tidhi darenkayga aad usareeya ee hayla yaabin okey babaan kudhahay,markaa gabdhaha soomaaliyeed lama yaabayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, August 07, 2000 - 05:26 am
gabdha soomaaliyeed dareenkoodo 100/75 laakiinse markeey yaryar yihiin waxeey jecel yihiin in xoogaa loosheekeeyo cause habeenkii beykuriyoodaa iyagoo laguhaayololololololol@@@@@@@@@@@

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.