site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BOOSAASO TO MOGADISHO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): BOOSAASO TO MOGADISHO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biikolo

Saturday, December 16, 2000 - 06:46 am
Dadka reer bariga ah dhib weyn ayaa ka heysan jiray sida ey usoo dagaan magaalo madaxda mogadisho
lakiin gadaal danbe xal ayey u heleen.
xalki wuxuu noqday in ey babuur isku dhigaan si ey meel aga jab madaxa lugta meel walbo si loogeeyo labada isbitaal ee ugu waa weyn mogadisho
waa dikfeer iyo banaadir, si kalena waa samey jireen walaalahood oo lagu qabo mugadisho ahaan waa ku soo dagi jireen,hadii kale waa la celin jiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 16, 2000 - 12:41 pm
is that it!!!!!! it doesn't make sense brother maybe you should go to the comedy store more often

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer bari

Sunday, December 17, 2000 - 10:43 am
To biikolo waxaan u malaynayaa in aad ka timid meelihii ay reer barigu ka.......... marka kula yaabi maayo in aad nacayb heerkaas gaarsiisan u qabto reer baadiyayahow fiiri meelaha ay reer barigu deggan yihiin fiiri cilmilayda soomaaliyeed yey yihiin? xaggeed ka timid, haa meeshii iyada ahayd. xamarta aad sheegaysana yaa reer bari uga soo horeeyay mase ogtahay meesha ay ilbaxnimada soomaaliya ka timid? haddii ay yaraantaadii kugu dhaaftay mooryaanimo iyo dhac ka faa'iidayso maanta ayaad waqti haysataaye mise adigu kabo qaad ayaad tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Puntlander

Sunday, December 17, 2000 - 11:03 pm
Biikilo.


Stupid joke, do you got another one? I guess not because you are bush man yourself.

Bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nadiasomlia

Sunday, December 17, 2000 - 11:32 pm
Xamar Cade represent..
What i mean is that i
was borne in BanaaDir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/buur

Monday, December 18, 2000 - 12:07 am
To: reer bari iyo biikolo

marka ugu horreysa biikolow reer-bari beenbaa ka sheegtay qoraalkaaduna jawaab uma baahna maaddaama uusan wax xigmad ah ku saleysneyn waxaana ku oran lahaa colaadda yareyso walaalahaana waad ku xad gudubtay ee ha u noqon

Reer-bari.walaal haddii dhanka wanaagsan wax laga fiirinayo reer-bari aqoon yahan iyo jaahilba wey leeyihiin ilbaxnimada soomaliyeedna muqdishaa waddanka ugu qadiimsan kolley waad garaneysaa xadaaradii hore waxay ku saleysnaayeen diinta muqdishana waa meesha waddanka ugu horreysay dhankaas,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hoodo

Monday, December 18, 2000 - 09:57 am
nooca saas u hadlaya waa dadkii lahaa mar ma RAshiidaa mar Ma Risaaqaa Inta kale marootiyaa Rasuulka Ha Reedmaraane in aad labo Af ku hadasho baaba kugu Ceeba Reer BARI waa Madaxdii Soomaaliya Xukunka Waligoodba u hayey < Maxay Reer Bari u badanyihiin baad ka Bugtaa oo Maxay ilbax ugu bateen baad ka Bugtaa oo Badaha iyo Xeebahay Dagaan Baad Ka Bugtaa EE Badowyahow Habaanan Waligaa Nacas SHeeka XUn Waalagu yaqaan caliyaalo kuwii kasoo galay oo Muqdishaba 1991 ugu Horeysay baa Tahay ka Dibna jiingadihii uu Diirtay ku soo DHoofay Madaxda SHarafta leh ha u GAFIN BADOW YOHOW ILbax tuulo Caasimadaa gaari KU Jiiraa Baabuurta Iska Ilaali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 09:20 am
To bikilo:
waxay ila tahay inaad tahay jaahil aan waxba isku falayn. qabiil haduu wax tarayo maxaa kaa keenay xamarada aad ku faanayso. Colaada aad u qabto reer bari fara badanaa. waxaan kaloo ku oran lahaa haday xamarada meel fiican tahay why don't you make peace before intaanad dad meel degan afka ku soo taagin. Find something else to talk about it.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 09:34 am
Bikilo,
Hadaadan hayn wax aad ku hadasho, waa layska aamusa. Arintan waxaa keenay, in cid kastaa iska hadasho burburkii ka dhacay wadanka.Adigoo kale ma hadli jiin ee kabaha ayaad ii casayn jirtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 24, 2000 - 08:25 am
Ahaha!!! Waxaan ku qoslaayaa maan gaabnimadaada iyo waxaad u maleyso inay yihiin wax dad waaweyn loo sheego. Wallaal marka hore sida loo sheekeeyo baro marka xigana taariikhda Soomaaliya aqriso. Dadii aan is indhatireyn reer bari waa dadkii xadaarada Soomaliya laga soo gaarey. Sanad kii 91:gii siday xamar ugabaxeena waa taa wali xamar mooryaan ku galgalaneyso. Adiguse xamarbaan kaaga sootagney ee maxaa naga kaa dakeeney, miyaan waallaal uxiistey reerbarigii xamar shidijiray?
"LOOK BEFOR YOU LEEP"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ramla

Monday, December 25, 2000 - 06:27 am
war wax isku fal xayawaan yow reer barina afkaaga ka du waan ku sii caayilahaye dadkaygiiba mar hore ku sheegay waxaad taahy mooryaan waaxid
barina waligiin gaari maysaan loooool hi to all darood ppl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 25, 2000 - 07:21 am
Oh please ppl: Let me tell u ppl, I am from bari but i am not better than any one else, nor any one is better than me.when are you guys gonna wake up, ppl like u are what is kiling our society. It is been 10 yrs with no life in our country and you guys still talking about "qabil".
pls stop this now.....and let me tell u this it is not about where u from is what u r and how u handle ur self....get it.....
........stop this pls every one think possitive.....peace..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudane

Sunday, December 31, 2000 - 05:44 pm
WALIGEEDBA WAXAA JIRTA DHILOOYIN AAN KALA GARAN WAXA LAGU HADLO IYO WAXA KALE BAL EEGA MIDAAN LA BAXDAY RAMLA EE LA SOO BOODAY DAAROOD PPL NAA YAA KA HADLAY DAAROOD SOO BARO WAXA LAGU HADLO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madax

Monday, January 01, 2001 - 02:03 pm
War ninka ku qoray halaan hadalka , ka ku wada buuqinina mar kaliya , waxaa sidaan sameyn jiray ,
dadka degan degmooyinka oo dhan xataa Galkacyo,Dhuuso mareeb iyo Bokool iwm..
Lakiin qofkaani waa qaldan yahay u guna sheega wax
sii wax qaldan ee ha caayinina ..
Madax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Tuesday, January 02, 2001 - 02:18 am
maxaad difac u gashan horta marka la kaftamayo ilaahyoow aaree boowe waxaad tihiin too siiriyas he is joking hahahaha hahaha weliba mid kale ugu dar in ay wejiga iska cadeeyan reer bariga dabadoodana madoowdahay aree boowe dad fiican aaa ku jirra dadkaas oo qiimo leh ku dar laakiin reer magaalnimo wa u gooysay hadii kaftan la dhahan waa xanaaqan oo siyaaso waxaan loo joogin oo skeehada dheereyneysa ayeey keenan like political korektness bari kuwa ka yimaada ma negerda soomalida maxaa dhacy maxaa wax looga shegi waa ayagan sansatifka wada ahee dadka mise waxaan madexeena ku jirri ulajeedada kaftanka aheen ayeey ogyihiin lool kaftan furan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Tuesday, January 02, 2001 - 03:05 am
Saaxiibkay biikalo reer bari baa ku goobtay.

To: Hoodo wax iskula har yaaqay, inaad reer xamar hoos seexato ayaa laga yaabaaye (joke).

Soomalidu waa wada soomaali, qiso fiican iyo mid fiicana way ku wada dhacdaa dadka kala degan gobalada dalka marka yaan loo qaadan personal/

nabadeey
Mohamed (London)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biikolo

Thursday, January 18, 2001 - 07:26 am
Anigoo ah Biikolo ahna qofka shekadan qoray waxaan idin shegaya in ey shekadan shaqo ku leheyn qabiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiL
iyo wax lamida marka daka qabiilka soomalia ka soo xambaaray oo qurbaha lasoo galay fadlan celsha wadamada qaxootiga
qaabilaan qabiil ma qabilaan.

Mr,Biikolo-norway-Oslo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hoodo

Saturday, January 20, 2001 - 05:21 am
Waryaa maxamed waad aqlaal daran tahay waxaan hoos seexdo maxaa kaa quseeyo saqajaanyohow edebta aan la barin waryaa aniga xamar waan ku dhashay barina Aabahey baa ku dhashay qofkii wax aan jirin sheega wax jira baa loo sheegaa marka naagaha jiifkooda ha aadin hadaad nin raga tahay ee meelkale dooda ka soo qaado jiifkana waa wax alle iigu tala galay ee ceebma aha hooyadaaba nin bey la seexatay yuslis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 20, 2001 - 07:11 am
AHMED WAA KKUGU RAACASANAHAY FIKRADAADA EE WAX BADAN NOO SOO QOR
OK PPL

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.