This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Saturday, December 16, 2000 - 03:20 pm ANIGOO AH CAASHO JAMAAC WAXAAN DOONAYAA WIIL AAN LAKHEEBSADO NOLASHA ADUUNAKA OODHAN WALAL MACAAN IILA SOOXIRIIRA QOFKIIDACAD AH
| |
Saturday, December 16, 2000 - 07:03 pm Waad salaaman tahy marka hore anigoo ah nin dhalin yoro ah oo jooga dalka mareykanka gaar ahaan california sanjose ah na single marka ila soo xiriir ii soo email karree markaas ayaan sifiican usheegeesaneenaa isoo hanadj@hotmail.com mahadsanid abaayo
| |
Sunday, December 17, 2000 - 07:23 pm to caashoo abaayo marka hore waad salaamantahay abaayo salaan kadid abaayo hadalkaad soo qoortay aad iyo aad ayoo ee cajabeyay anigoo magacayga la yiraahdo cabdi rahaman mahamuud walaal noolal maalmeedka aduunku waa wax loo baahanyahay waana arin wanaagsan kaftan dad waa weeyna dhap ayee isku badashaa rag iyo dumarna rabe baa iso beeray hadii aan kugu gafu iga raali ohoow suaalahan aan ku weedinayo ee ku saabsan watha qeebsiga noolasha ee ah goor iyo gaabsi inaad soo cadeeysid baan doonaya. xiriirkaagana nala soo socodsii . intaas iyo nabad galyo
| |
Monday, December 18, 2000 - 10:28 am Caashooy xaggeed deggan tahay, illeen xiriir kala dheer ma wanaagsanee.
| |
Monday, December 18, 2000 - 10:55 am Ala maxaa gabadh wareersan meesha ka buuxda. abaayo miyaad iska quusatey marka halkan isku soo ban dhigtey? ilaahay ha kuu naxariisto.
| |
Monday, December 18, 2000 - 02:30 pm WALAALEY MARKAAN AMBA CALAF DOONKA AHAA XAGEED JIRTEY? ALLAHA MID KHEYR QABA KUU SAHLO.DIINTUNA AFAR RAGA WEY U OGASHAHEE BAL DHANKEYGA WAX KA SOO DAY HADAADAN WAX KA QABIN.AABAHAYBA 3 AYUU QABEY.NACAM
| |
Monday, December 18, 2000 - 03:45 pm sis i wish u good luck to find the man u looking for love Lilwitch
| |
Monday, December 18, 2000 - 03:48 pm -SALAAMA IYO NABAD SOOMAALIYA DHULKEEYGIYOOW SIDII SAHAN BAAN WELI SOCDAAL KU JIRAA SAHAL MA AHAYN SABABIHII DAGAALKUYE SOOYAALKA DUNIDUNA SAAMEYNTIISU WAA SI. - SAAXIIBAA SACABADA DHIIG ISU/DARAY SOONKIYO SHACBAANADII TAGEY SANKU NEEFLIYO SIRQABA SI BA'AN U LEE'DEE SAANQAAD IYO SAQIIR BADAN SAXARIIRTOODA LA ARAG SIDII SAABLEYDANA SEEDAHAA LAYS JARAY. - SAME/WADE DHULKEYGOOW SAGAAL SANNIYO DHEERAAD SAMMIR BAAN DUGSANAYEY SUMCAD BAAN HADDA HAYN SHAQSIYAAD KALAAN LA NOOLAHAY SALAAN BAAN KAAGA SIDAA ZACIIM IYO SOOMAALIDA KAA FOG SALDHIGGEENU WAA SIRAAD. AAAMIIIIN DIYAARIYE, ABDALLAH ADDE
| |
Monday, December 18, 2000 - 03:51 pm -SALAAMA IYO NABAD SOOMAALIYA DHULKEEYGIYOOW SIDII SAHAN BAAN WELI SOCDAAL KU JIRAA SAHAL MA AHAYN SABABIHII DAGAALKUYE SOOYAALKA DUNIDUNA SAAMEYNTIISU WAA SI. - SAAXIIBAA SACABADA DHIIG ISU/DARAY SOONKIYO SHACBAANADII TAGEY SANKU NEEFLIYO SIRQABA SI BA'AN U LEE'DEE SAANQAAD IYO SAQIIR BADAN SAXARIIRTOODA LA ARAG SIDII SAABLEYDANA SEEDAHAA LAYS JARAY. - SAME/WADE DHULKEYGOOW SAGAAL SANNIYO DHEERAAD SAMMIR BAAN DUGSANAYEY SUMCAD BAAN HADDA HAYN SHAQSIYAAD KALAAN LA NOOLAHAY SALAAN BAAN KAAGA SIDAA ZACIIM IYO SOOMAALIDA KAA FOG SALDHIGGEENU WAA SIRAAD. AAAMIIIIN DIYAARIYE, ABDALLAH ADDE
| |
Monday, December 18, 2000 - 04:13 pm QUDHII EEBBE UUMAA QALAYL KUMA ABAADO MAR UUN BUU U QOOYAA QALQAL HAYSAN MEYSEE QALALYO IYO FARAX,QIIRO NAGAADI LEH QEYR IYO BARWAAQO KASTAABA EEBBAA LAGU QADARIYAA NAFTU WAXAY QAADATAY IYO QAXARKII LA SOO MARAY QALADKII ILOWDAA. QURBAAN WELI JOOGGAA QEYLADII IGA DHAMAATAY QIYAASTII IGA LUNTAY QARAAR WELI KAMA GAARIN QALIN INAAN QAATO OO QORSHE TACLIIN,QIIME LEH KU DHAQAAQO. QAYIRMAYOO QOL CIDLAAN QOOMAMEYNAYAA QIIROODAY DHOWR JEER QIIL BAANSE WELI LA'AHAY QUNYAR SOCOD BAAN IS-MOODAA QUMBAHII IYO QOONIHII KALA SAARI WAA. QALAD AAN GALAY MA JIRTO QISO KASTOO DHACEYSANA QORSHAHEEDU WUU HOREEYAY QARUUMAA U XILSAARAN QAADIRKII INA UUNTAY BAAN QALAD KA GALEYN WELIGEY QOLO KASTOO LALA KULMAYO IYO QUUDKA LA CUNI DOONO QURAANKAA LAGU SHEEGAY, QIIME SAMIRKAA MUDAN,ASIGAAN KU QANCAYAA.
| |
Wednesday, December 20, 2000 - 12:54 am CAASHO SOMALIDA SHIIDSAN MAA INAA TIRO KOOBTA RABTAA WAABA YAABEE WARKAADA WAR WAX LAGU RAADINAAYO UMA EKEE MEESHAA JOOGTO SHIIDKA MIYAA UST, AAD MAJIRTO XAATAA SUUQEE LEEDAHAYEE LOL XAAL QAADO HADAA XANAAQDAY
| |
Wednesday, December 20, 2000 - 01:25 pm Mohamed...walaalo..gabadha maxaad saas ugu tiri? aint nothing..wrong with what she did she...is..just...looking for.a..somali brotha to share her life with..and..who gave u the right..to..judge..ppl...like this? "ilaahay hakuu naxariisto" markaad..leedahayna..i wanna..know what wrong she did? horta...soomalida qaarkood..mexeey wax..walba..wax xun uga dhigaan? aboowe gardarada mafiicno...gabadhanna waad ku geftey the way i see..it..and if..u dont..like..what she did..well..fine..u didnt..have to answer at all. this..place is..called...INTERNETT...and its free..for every one..."meeshaanaa isku soo qorteyna" markaad...ku leedahay..well..i dont get it..maxaa meeshaan ka xun? its..a..very bigg..meeting..place for..all the ppl..around the world...so wake..up...and..stop...being..soo..bitter on the sista. and Caasho...sweety..just be careful..out there sis..hope u find..a.good somali brotha..and..i wish the best for u sis. happy ramadan guys. Hanna.
| |
Wednesday, December 20, 2000 - 03:14 pm Check this 1 out please, Hi all YA people. Salaaan dhamaan Soomalida oo dhan. Gabadhan soo malida ah ee raadineysa ninka ha loo soo duceeyo inuu ilaah u sahlo arimaheeda. Waxaan la yaabanahay ninka XAYAWAANKA EE ISKU MAGACAABEY MAXAMED oo gabadha ka jabiyey niyada. In these days, online has become 1 of the fastest places that people can meet daily, and I hope it will re-place colleges and restaurants who were DOMINATED the beginning of our relationships in the past. Waxaa fiicnaan laheyd in gabdhan ay sheegto ninka ay rabto siduu u eg yahay, da'diisa, dhaqaalihiisa iyo wixii kaloo qancin kara.
| |
Friday, December 29, 2000 - 07:00 pm anoo kaa soo talogalinayo SEATTLE walaale caasho waa salaamantahay marka ugu horaysa salaan kabacdi. su aa shaadii cajiib ka ahayd waan aragnay waana aqrinay. jawaab tu na waa tan. walaale talayar baan kusiinayaa taa soo ah in aad magaaladaad joogtit isaga haajirtit oo aad magaalo kale uhaa jirto waxaa laga yaabaa in uu ilaahay kuu qadaro kii aad ku qaboobi lahayd maxaa yeelay labo arinba mid ama magaaladaa joogto ragii rag ahaa majoogaan ama rag ku qan ciya ayaadan ka helin magaaladaad joogto sidaa daraadeed meeshii aad afgaran waydo waalaga tagaa oo meel kalaa loo cara gadistaa. kaa doonaysa alaha kuu saqiro. salaamu calaykum caasho.
| |
Friday, December 29, 2000 - 10:22 pm alla maxaa fanax luga leh iska wareegaya meelahan war anigu kama helo gabdhaha computar-ka ka soo hadla ee hadii aad guur doon tahay oo ay daacad kaa dahay orod oo tag masjidka kaa baa kuu ajir badane haddii aan ku siiyo waano yar oo ku saabsan nolasha iyo waxa ay tahay ragu majecla fanax luga leh oo iska abaabaya ee inanyaheey relax baan ku iri looma baahna waxa aad meelaha ku wareejineeysid.. thanx get life
| |
Thursday, January 18, 2001 - 02:43 pm TO CAASHA ABAAYO WAAN KUSALAAMAY SALAAN KABACDI WAXA AAN AQRIYAY QORAAL KAAGA WAXA AAD KU HADA SHAY HA DII AY RUN KAYIHIN ABAAYO WAXAA ILA QUMAN IN AAD KAFIIRSA TO WAXAA AGAYOO BAA IN UUJIRO MID AAN RABIN MUSTAQ BAL EE UBAAHAN WAX UU KU DHUF TO UU NA KADHAQAAQO HASE AHAA TEE WAXAA JIRA KU DAACAD AH OO LAGAYAABO IN AY KUU NOQDAAN FAR XAD IYO WAX AADA MALAY KARIN WAXA AADTAHAY GABAR SOOMAALIYED WAXAA NA JECALAHAY INN AAN KU LA TALIYO ABAAYO WAXA AHAY WIIL SOOAALIYED JECEL NA WANAAGAGA HADABA WAXAAN JECLAAN LAHAA IN KAFIIR SATO ANTA AY SAN KUU DHUUMAN . WAA WAANO WAXAA KUSOOQARAY WIIL SOMALIYED.
|