site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ila tali way iga taalaaye.....

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Ila tali way iga taalaaye.....
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/kafi Xasan Cali

Sunday, December 17, 2000 - 11:25 pm
waxaan ahay wiil dhalinyaro ah kuna nool dalka Sweden. magaceygana waa C/kafi. Waxaan saaxiib la ahay gabar swedish ah aad ayaana isaga helnay, balse waxay iga diidan tahay inay soo gasho diinta islaamka taasoó walwal weyn igu heyso. Maxaan sameeyaa? ma liifadaa u gaabiyaa ama xal kale ayaa jira? ii soo sheega wixii aan sameyn lahaa.

sidaas iyo nabad-gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/buur

Monday, December 18, 2000 - 12:11 am
qurun lama laxa-jecleystee liifadda u gaabi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Monday, December 18, 2000 - 12:47 am
walaal waa fiican tahay inaa jeceshahay gabadhaadu iney soo muslinto laakiinse islaam nimadu khasab maahan ilaahbaaba qofkuudoona hanuunsha. Aniga hada waxaan la saaxiib ahay gabar finish ah oo muslimtay dhawaan, markii hore wey ka soo horjeeday laakiinse markay aragtay sida fiican oo diintayda ugu dhaqmayo iyo iimaanka igu jira markaas ayey ayaduna soo rogmatay.

Waxaan ula jeedaa aboowe waxba ha u gaabin ee tus diinteena sharafteeda taako taako ayadaa kuu sooraacidoontee.

waligaa diin qof dhuunta lagama galiyo, sababtoo ah inuu shaki ka qaadaaba suurtowda.

walaashaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalid

Monday, December 18, 2000 - 01:31 am
saxib wixii an ku odhan lahaba waxa kusoo dhamays tiray nin ka iga horreyay wax se kugu daraya in annay dinta muslimku ahhay wax lasku khukhiyo ee saxib waxad marka hore baa meel kaga dhacday dinti dhaqanki hablihi somaliyed iga rali ahaw oo u soo noqodhanwalba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji

Monday, December 18, 2000 - 01:50 am
a/kafi saxiib way igu dhacday taasoo kale mar kaa waxaan kugula talin lahaa ha khasbine kadhaadhici diinta sharfteeda markaa markay akhriso kitaabka iyo axaadiista ee ay fahanto, diintu iydaa macno usameen doonta, waayo diinta muslimku waa takaliya eexaqa dhabtana ah midakalena hadba halkaad adigu cabdikaakiahaan kataagan tahay diinta waa mihiim soo musliminta inanta.
peace&luv
xaaji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fooseey

Monday, December 18, 2000 - 11:14 am
C/kafi

Aboowe waan ku salaay marka horee
tanxigtaa waxaa tahay wiil somaliyeed oo diin iyo dhaqan leh mida koowad maba aheen in ad racdiid adigoo arkaayo gabar somaliyeed oo sharafle. sweden wey buxaan boqolaalo gabdhood aqoon le iyo sharaf xushmadba wax walba leh
hadaba la saxiibtay swedish eey diintada diiday in ay soo gashoo kuma bartoo ogaaw taas
mida kalee swedish sharafleh lama saxiiban ajanabiga ee waxeey rad sadaan dadkooda kuwa ajanabiga la saxiibo waa kuwa ay ka dhamatay oo ciyaalsuuq ah qof mustaqbalkeeda ka fikireeynin waaye marka waxan ku dhihi lahaa iska iloow taas oo radsoo gabar somaliyeed oo kugu dhiig ah ok
hana iga xumaan
jag är ledsen bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAMIA

Monday, December 18, 2000 - 01:56 pm
brotha if she didn't become muslim and u married her guess what? your kids might not be muslims. Would u want that to happen or what???? juss keep trying and if she wouldn't become muslim then forget about her.

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/kafi

Tuesday, December 19, 2000 - 12:18 am
walaalayaal waa ku mahadsan tihiin la talin wanaagsan ee aad ii soo jeediseen. Waxaana u maleynayaa inay iga kaafin doonto inaan marka kale qof weydiiyo.
waxaan mahad gaar ah u jeedinayaa daacad, xaaji
iyo fooseey.
Fooseey abaayo waa runtaa jinsi waliba jinsigiisa ayuu raadsadaa inkastoo calafkana jiro. taasina waa kugu raacsanahay. Jag håller med dig. Tack ska du ha, syster.


Ahmed_a@altavista.se

C/kafi Hey då allihopa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 19, 2000 - 10:02 pm
walaal waan ku salaamay salaan ka bacdi anigu waxaan ku oran lahaa waxaa buuxo gabdho muslin ah
ee walaal ha isku noojin mid aan muslinahayn
ee somaali waxay ku mahamahdaa intaa falin ka fiirso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaad

Tuesday, December 19, 2000 - 10:42 pm
walaal waxaan jeclaan lahaa in aad iska dhaafto aad guursato gabar somaaliyeed oo aad taqaan.

ileen soomaalidu waaxay ku maaah maahdaa waxaad taqaan guurso waxaad taqaan ha kuu dhaleenee.
horta hore su'aal aanku weydiyee, quraanka wax maka taqaan?

quraanku waa hadalkii Ilaahay wuxuuna na leeyahay
gabadha muslimadu waxay guurkedu ka fiican tahay tan kaafirada xattaa hadii ay na cajabiyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiji

Monday, January 01, 2001 - 02:01 am
wow what was that

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayan

Monday, January 01, 2001 - 04:37 pm
the gay asked an advice not solution!! why everybody is telling him to leave the girl thats his choice. Fooseey who give u the right to tell him who he should be with? Qasab ma aha in la goor sado gabdhaha somelia ah Allah did not say in the Quran somalia should marry somalia only. who knows that girl may became Muslim later. fooseey waxaan u maleen waad ka xumaneeysaa rago somalia hadey racaan ajinabi abooyo ha is qalbi xumeey raga somaliada weybadin yihhin waadna ka heli mid kaaga ee is ka sug hana usheegin qofna waxuu la saxiibi lahaa peace to u all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KHATAR

Monday, January 01, 2001 - 05:22 pm
you can marry her if she is ehlu kitaab
. there are many Somali men who married Christians and jews,so don't worry, put the girl in your side ASAP.
KHATAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MoNeY MaKeR

Monday, January 01, 2001 - 06:34 pm
50 shots in the air for my true somalians ppl out there:

here we go again--some nigga wake up--in the middle of no where--saying--i wana marry this kufaar girl--but she doesn't wana confert--to muslim--nigga u straight muslim first??--shi*t--i never give ppl--a good advice--but-am gona try my best--coz i feel sorry for ur ass--first u r into a shi*t game--second get out--if u can--coz somali ppl--well talk ur back--all ur life--u gona regreted y u did it--if u marry her--that kufaar--but if she agreed--to confered to muslim--d*amn u lucky ass--hit her wit her hat--get me--am out peace to ya all--money maker--that is my name

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fooseey

Tuesday, January 09, 2001 - 04:54 am
To Ayan

Abaayo wan ku salamay marka hore .
Abaayo runta hadan ku sheego waan ka xumanaya in wiil somaliyeed oo muslin ah gursado naag gaal ah waxab ma dhibi laheen hayeey u soo muslintaa
abaayo aniga sweden wan ku arkay wiilal somaliyeed oo gursada naago swedish ah
marka horee weey u qosleeysa markeey gursata ey hal cunug u dhashoo wey ka qadanee oo dib damba uma arkaayo cunuguu dhahay waxaan la rabaa wiilasheena gabar somaliyeed oo ku dhaqan ha
waxaa taqaano guurso waxaa taqaano ay ku galaan ayee somali ku mah mahday somali been wey sheegta lakin been kuma mah maahdo walaasheey marka aniga kuam qasbin wiilka ee waxan u sheegay kaliyah waxan an arinsiisa ila jeclaaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/khaldaan

Tuesday, January 09, 2001 - 10:20 am
KAW waar wuxu hadday gaalaba tahay ha i soo marin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.