site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Naas-dheeridaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Naas-dheeridaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/buur

Monday, December 18, 2000 - 12:24 am
Gabar ayaa u timid nin oday ahaa iyadoo ka dacwooneyso wiilkiisa, waxay ku tiri "adeer wiilkaada iga cesho
Odaygii: maandhaay muxuu kugu sameeyey
Gabadhii: adeer naaskuu iga qabtay

gabdhii iyadoo rabto inay odayga wax u caddeyso ayey wax yar naaska korkiisa marada ka feyday oo ku tiri "adeer haddaa been u maleysid fiiri meeshuu iga xagayey,
odaygi ayaa kusoo foorarsaday sidii inuu xagatinta fiirinayo markaasuu inta naaska ku dhegay yiri "maandhaay naas dheeridaa Illeen wiilka waa laga yaabiyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/kafi

Monday, December 18, 2000 - 12:56 am
ah ah ah ah ah
naasa dheeraa! maxay odaygana kala doontay naasaheeda. ayadaa kacsaneydeeba ila tahay'
c/buur waa iga qoslisay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KC

Monday, December 18, 2000 - 07:40 am
loooooooooooooooooooooooool@@@@@@@@@ C/ BUUR
DAMN BRO THAT WAS FUNNY LOOOOOOOOL
NAAS DHEERIDAA LOOOOOOOOOOOOOOL
THANKSS BRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASANLEY-YARE

Tuesday, December 19, 2000 - 12:54 pm
WAA YAAB BALAAYO NAASA DHEER HADDA KA HOR BAADIYAA WAXAA KA DHACDAY IGAAR KA YIMID ARA GAALO MARKAASOO GABAR WUXUU U KEENAY RAJABEETO HEER BAADIYANA KA DHAADHACSII MADA YAQAANIIN WAX LA YIRAAHDO RAJABEETO MARKAASEY GABADHII WEYDIISAY ARAY REY TAHAY WAXAAN MARKAA SOO YIRI WA XAA LA YIRAAH RAJABEETO XAAJIYADANA WEYBA KARI WEYSAY MARKAASEY GASHATAY YAA CELIHAAYA HEE XANUUN MARKAASAY INAY IS KA SIIBTAY TIRI I MAQAL EE BOW TANI NAAS MA CELISEE WALAX RAARACEE JOOJISAA EE RAADI WALAX OO KA RAARACO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 22, 2000 - 12:09 am
To: Ninka lamagacbaxay XASANLEY-YARE
Marka hore waxaa tahay nin edeb daran, fiiri waxa fagaaraha la imaaneysid, walaal waxaan ku leeyahay hadalkaaga miisaan oo ha is ka hadlin. Macasalaam, Ramadaan iyo Ciid mubaarik.
Walaalkiis hayga xumaan ok?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

T-GIRL-QueenOfHearts

Friday, December 22, 2000 - 05:37 pm
That was HILARIOUS......Still laughing with the Lahjada odayga. Maandhaay kulaha.........HA HA HA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAMIA

Saturday, December 23, 2000 - 07:25 am
that was veryyyy funny.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, December 26, 2000 - 09:25 pm
>That was HILARIOUS......Still laughing with the >Lahjada odayga. Maandhaay kulaha.........HA HA >HA

Waxanse uga yaab badanahay midkan lahjada la yaaban! Muxuu dhihi lahaa! Ma NAAYAA!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WABXO

Thursday, January 04, 2001 - 04:13 pm
WALAALKEEY CEEL-BUUROOW WAXAAD SOO QORTAY SHEEKO MACAAN BADAN, ANIGANA AAN SHEEKADA KUU SII DHAMEYSTIRO.

ODAYGA MUGOOW GABARTA NAASKEEDA FIIRIYAY OOW WAXOOW LA YAABAY NAASKA DHIRIRKIISA, MUGAASOOW WAXOOW YIRI:-

" YAA NAASA DHEERIDAA NACALEE YAA KU NUUGAY WAABA NEXEE" WAR MAA YAALA HEE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Friday, January 05, 2001 - 03:01 am
TO:Wabxo

saaxiibow waxaan jecleystay lahjadda qiimaha badan aad kusoo qortay ikastoo aysan ahayn tii wabxo looga hadli jiray, tuulada waan jeclahay oo waaba ku dhashay ee kummaad ahayd,
tan-labaad saaxiib sheekada aad soo qortay waxaa iska lahaa Wiil Abgaal-cismaan ahaa asigoo ka shirbaya goob lagu caweynayo isla markaasna caynayey gabar ciyaarta wax ka boodeysay ayuu yiri
"naasa dheeridaa nacallee
yaa ku nuugay waaba naxee"
markuu intaas yiri ayaa wiil kale oo gabadha difaacayey u jawaabay oo ku yiri
"Naagaan naas lahayn necbiyaa
oon horaadda soo lululeyn"

waa sheeko qosol badan, maad iyo xigmadna waxaan ku jeclahay cidda deriskeenna ah,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.