Cabdiika | Monday, December 18, 2000 - 02:08 am Hadana Cabdiika lee waaye oo dhamaantiina reer shibis idiin leh Ciid mubaarak |
Boondheere | Tuesday, December 19, 2000 - 12:26 am reer Boondheere inaad salaanto ayaa loo qaatay. Shibisna meel la degan yahay ma ahan. ee sidaas la soco. |
SAKHAAWADIIN | Tuesday, December 19, 2000 - 04:12 pm ASXAABTEYDA SAKHAAWADIIN, IYO REER SHIBIS OO DHAN IID MUBAARAK, |
BEEXAANI | Tuesday, December 19, 2000 - 04:19 pm MAXAAD KA TAQAANAAN, SHIBIS IYO NAWAAXIGEEDA NASIIB/BUUNDO, ILAA MAANA-BOLIO,BEEXAANI ILAA BAAR FIYAAT, HORAY U DHAAF GURYAHA XERADA BOLIISKA IYO EX/IMMIGRATION, WAA MEESHAAD BAASABOORKA KA SOO DOONAN JIRTAY BOONDHEEROOW, MARKA SAAXIB MAXAAD NAGA TAQAAN. |
Aamina | Friday, December 22, 2000 - 02:41 pm CAbiidka ciidwanaagsan waana kaa guddoomey waa Aamina ee ayaamahan xageed jirteyna maxaa jirna soo sheeg igu salaan dhamaan reer xaafadda . Boondheere maxaa shibis kaa qabtaane gabdhoodii aa kuugu boodeen miyaa maxaa jirana soomaali waa isku mid. |