site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BIDAAR AAN KUU CASHEEYO ! naag iyo laba nin!!!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): BIDAAR AAN KUU CASHEEYO ! naag iyo laba nin!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamaall (Public user)

Unrecorded Date
dhamaan tiin slaaamad inkastoon hayo sheekooyin baddan waxaan filayaa in la maqlay bal tan ila eega, anigoo eegaya
xushmada waayo dad yar yar ayaa soo geli kara halkan, erayada waan dabalooyaa

beri ayaa wax dhacday in naagi ninkeeda khiyaamayn jirtey oo dabadiisa ka sinaysan jirtey (ninkale la seexan jirtey, ninkeeda oo aan ogeyn) . marka ay nin keeda aragto ayay
ninka kale oo bidaar lahaa sariirta hoosteeda ku qarin jirtey.
hadaba maalin maalmaha ka mida ayadoo iska xiiraysa timaha hoose oo labada dhinac ee ibta korkeeda ah mid ahaan
dhamaysay ayuu ninkii bidaar soo galay. markiiba way iskula boodeen oo isu tageen , hadaba iyagoo badhtamaha howshii
kaga jira oo aan weli kala bogan ayaa ninkii nagta qabay soo galay. sidii caadadu ahyd ayaa ninkii bidaar sariirta hoosteeda
galay . ninkii naagta qabay ayaa isagoo gaajo ba'ni hayso miiskii cuntda kula booday oo cuntadii aad u cunay. naagtii oo
sariirta ku jiifta oo aad u kala taala, ileen raaxadii aa lagu kala gooyee, badh maradii ka dhacsantahy, sidii wax daalan oo aan
far dhaqaaajinayn, aa ninkii qabay arkaay ibteedii iyo timihii hoose oo labada dhinac midkood xiiran yahay. ninkii qabay naagta
yaa yidhi " isug bidaar aan kuu casheeye!!"
dhowr jeer ayuu ku celceliyey. ninka naagta qabaa wuxuu u jeeday nagta ibteeda si uu u fuulo
hase yeeshee ninkii bidaar oo beryahanba sariita hoosteeda ku jiray soo booday , kute " minfadlan! ha dilin ! ha i dilin

ninkii iyo naagtii halkaasay ku fashilmeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safka

Unrecorded Date
taas adiga miyey kugu dhacdey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quman

Unrecorded Date
Walaal Kamaal waad ku mahadsantahay sheekadaada walow aan fahmiwaayay ujeedada kadanbeysa, haddaba aan kula taliyo dumarkeena soomaaaaliyeed ma aysan aqoon waxa aad halkaa ka sheegeyso marka sidaa la ajligeed waxaan oo kale dad sharafleh ha u sheegin
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XirsI

Unrecorded Date
Waad salamantihiin labada ruux oo iga horeeyoow:
gaar ahaan QUMAN ayaan u mahda celinyaa madaaba aay walaalkaay sii say advice aad u wacan, waayo sida aay sheegtay arimahan ookale waxaay keenayaan in dadka qaarkii su qato, haweenka soomaliyeed in aay waxaas ookale ka siman yihin : kalaam adana waad kumahsadantahay arinta ada nagaga qoslsay: bye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.