site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ODAY KA TIRSANAA BAARLAMAANKA SOOMALIYA.FADLAN AQRI IT'S VERY FUNNY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): ODAY KA TIRSANAA BAARLAMAANKA SOOMALIYA.FADLAN AQRI IT'S VERY FUNNY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIINI

Tuesday, December 19, 2000 - 10:20 am
ODAY LA DHIHI JIRAY MUUDEEY OO KA TIRSANAA BAARLAMAANKI SOOMAALIYA WAQTIGII SIYAAD BARE,AYAA HORSEEDE AMA MAS'UUL U AHAA WAFDI LOO DIRAY DALKA RUUSHKA.MARKI LA ISKU YIMID SHIRKI AYAA OO LA SOO FADHIISTAY QOL DHUUBAN OO MIIS DHEER KU JIRO,OO LABADA DHINAC EEY KA FADHIYAAN SOOMAALIDI IYO RUUSHKI.MARKII CABAAR LA SHEEKEYSTAY AYAA WAXAA LA SOO GAARAY WAQTIGI NASHADA AMA SIGAARKA LA SOO CABAAYEY.
ODAYGI MUUDEEY AHAA OO LAGU OGAA HADAL BADNAAN AYAA AAMUSNAA INTII SHIRKI LAGU JIRAY,MARKI BANAANKA LOO SOO BAXAY AYAA LA WEDIIYEY WUXUU LA AMAUSNAA,MARKAASUU WUXUU YIRI WAX KALE LAMA AMUSNEENEE,WAXAAN LA YAABANAA SIDI LAGU SOO GALIYEY MIISKAAN DHEER QOLKAAN DHUUBAN...LOL.LOL..
KA WARAMA HEE AQYAARTA CAJIIB SOOW MA AHA .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamac

Thursday, December 21, 2000 - 01:30 pm
saxiib anigu kolay kama helin sheekadan wax macna ahna ma samaynayso ee tu kale soo raadii oo aad nagaga qosliso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 23, 2000 - 04:54 am
it is very funny bro..lol..keep up

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.