site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA IGA QABSADEY MARKAAN U HIILIYEY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): MAXAA IGA QABSADEY MARKAAN U HIILIYEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARCONE

Wednesday, December 20, 2000 - 01:05 am
Waa maalin qabow xun jiro, waxaa la iga soo eryay shaqadii kadib markaan dhowrjeer boss amrkadiiday, waxaa iga horyimid wiil yar oo somali ah oo ooyaya, markaasbaan waydiiyay waxa uu la oo yayo, wuxuu yiri wiil yar oo isku galaasnahay oo gaal ah baa iga adkaan jiray marka maantay baan ka adkaaday markaasbuu aabihiis iigu yeeray , hadda aabihiisbaa isoo dilay, sidaas daraadeed baan u ooyayaa.
waxaa iri xagee joogaan wiilka ku dilay iyo aabihiis, markaasbuu jawaab gaaban isiiyay oo yiri waa kuwan soo socda,
wiilkii yaraa isla markiiba wuxuu ku fakaray in uu dagaal galo ,dagaalkiibuu bilaabay, oo wiilkii yaraa oo gaalka ahaa buu ku bilaabay , markaasbaa ninkii wiilka watay ku soo orday anigana sidaas baan dagaalkii ku galay, cabaar kadib sabaaxad baan gaalkii la helay xabadkuu u socday wajigana waxbaa ka gaaray .
wiilkii soomaliga ahaa intuu soo orday oo ii yimid buu yiri :fiiri waxaa samaysay , nin khald ah baa dishay ma aha wiilka aabihiis, waa macalinkaygii ninkaa dishay.
ciil waxaan sameeyo waa garan waayay , boliskii baa yimid wiilkii yaraa waa iga dhuun tay,
waxaa la i waydiiyay wiilkii yaraa ee ila socday magaciisa , markaasbaan iri ma aqaan, waa la igu qoslay wax iga rumaysana waa la waayay , waxaan bixiyay ganaax aad u badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAIZA

Wednesday, December 20, 2000 - 01:14 am
ARE YOU ANOTHER COOL OR MARCO.YOU ARE THE BEST.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUCJIZA

Wednesday, December 20, 2000 - 10:18 am
MARCO GET LIFE MAN YOU MADE UP THE STORY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamuud

Thursday, December 21, 2000 - 01:23 pm
ahahahhsahshshshs saxiib waad ku mahasantahay runtii aad ayaan u qoslay arintaasina waa dabeecada saomaalida.
saxiib thks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 13, 2001 - 09:31 pm
LOL!!
Lol!
Thanks Maaaaaaan , even if this joke is not true it looks like true and it made me lough.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadat

Tuesday, January 16, 2001 - 01:24 pm
saxibo qosol ayaa idilay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.