Ceelbuur | Wednesday, December 20, 2000 - 02:34 am beribaa yar aynu wax isku nahay tegay tuulada wabxa asigoo xamar ka tegay wuxuu ku degay aqal uu adeerkiis lahaa oo ay joogto xaaski oo keliya waqti qado ayey ahayde waxay soo hoos dhigtay haruub ay caano ku jiraan waxayna u laabatay bariis cad ay ugu tala gashay inuu caanaha ku cuno, balse asigu ma fahmin loogu maqanyahay ee caanihii ayuu cabay!! islaantii ayaa lasoo laabatay saxan bariis cad ku jiro laakiin markey aragtay inuu caanihii cabay ayey dhiil qaadatay oo suuqii oo u dhowaa aadday si ay caano ugu keento nasiib darrase intii ay caaniha ku maqneyd ayuu haddana bariiskii cunay!!! iyadoo caano la ordeyso ayey hoosta kasoo dhigtay laakiin markey aragtay inuu bariiskii cunay ayey qosol la dhacday, |
Geeddi | Thursday, December 21, 2000 - 05:03 am looooooooooool waad iga qoslisay saaxiib aniga haddii ay taasi i qabsan lahayd meesha ayaan isaga carari lahaa. |
Geeddi | Thursday, December 21, 2000 - 05:03 am looooooooooool waad iga qoslisay saaxiib aniga haddii ay taasi i qabsan lahayd meesha ayaan isaga carari lahaa. |
LAMIA | Thursday, December 21, 2000 - 02:34 pm LOOOOOOOOOOOOOOOOOOL FUNNY. |
Anonymous | Thursday, December 21, 2000 - 04:42 pm Waad iga qoslisay! That is very funy |
Som | Wednesday, January 17, 2001 - 04:09 am AH AH AHA AHA! LOOOOOOOOOL cEEEEl-BuuR WAA iga QOSlisay......... |
Mursal | Wednesday, January 17, 2001 - 04:25 am Good one man...LOLOLOLOLOLOLOLOL>>>>>>> |