site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MUDUG

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): MUDUG
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciid (Public user)

Unrecorded Date
SHEEKADAAN WAXAY DHACDAY 1998 WAXAYNA KA
DHACDAY MAGAALADA GAALKACYO::::::
macalinkoo ey uga jajabantahay galkacyo aa wuxuu imaaday <AL-BARAKAAT> markaasuu wuxuu ku dhahay
ina adeeroow daqiiqad taleefoon ah i deymi waxaan
rabaa inaan la hadlo saaxiibkey toronto jooga oo
aan aad iyo aad isugu fiicnaan jirnay.lacag iyo
wax kastana isagaa ii soo diraaya haddii aan la hadlee adigu hal daqiiqo uun i deymi.
waxaa la deymiyey hal daqiiqo oo kali ah
waana loo diray. nasiib wanaag waxaa taleefanka
ka qabtay saaxiibkiis uu raadinaayey.wuxuu weydiiyey inuu joogo jaamac-seed oo saaxiibkiis ahaa waa aniga uu ku dhahay wuxuuna weydiiyey ninka uu yahay.wuxuu ku jawaaby .adoogaa iyo adigaba la janee car i garo.jaamac-seed intii uu fakaraayey ayaa macalinkii galkacyo ka soo wacaayey daqiiqadii ka dhamaatay .

the guy is still broke and is in bad credid whith
al barakaad. so if you see jamac-seed tell him to give call his bady hersi-dhageey he will be glad to hear from him,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badgal (Public user)

Unrecorded Date
Waa ku salaamay....
Saciid, waa iga qoslisay waa ku mahadsantahay.
ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonx (Public user)

Unrecorded Date
lol @ Said

This is cool bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sharaf (Public user)

Unrecorded Date
ahahahaahaha!
aad iyo aad!
Anaa aqaan jaamac-seed. Waxaa laba walaala kala dhaleen ilmo qansax gabadhii u dhaxdey:-)

Saciid, that was funny big time!!!!
My budy was telling me about this article as he was giggling by himself:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAJI (Public user)

Unrecorded Date
To: Saciid

Aad baad iiga qosolsiisay, Inkastoo Originally aan ka imid magaaladaas, haddana waxyaalaha laga sheego aad iyo aad ayay ii cajabiyaan, Sanadkaan dhamaadkiisa ayaan rabaa inaan soo arko bal sida ay u ektahay magaaladaan iyo Dhaqankeeda.

Good work Said, keep doing bro.
Thanks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awale (Public user)

Unrecorded Date
Said runtii ad baan ugu qoslay waxeyna dhaantaa kuwa Nimanka iyo naagaha bahaladooda doonaya in ay kaaga qosliyaan. Waa sheeko dhaqanka la xiriirta oo dhici karta Thanks Bro 10/10

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayan (Public user)

Unrecorded Date
To: Awale
@lol the commets you posted just makes me allot lought then what the other guy posted

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Friend (Public user)

Unrecorded Date
To Said.
Somali saying was; laga bartaa ayaa laga badiyaa. Saciid, dear my brother, you are telling what I told you to the public ah!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JaamacSeed (Public user)

Unrecorded Date
waar ninkii welli maanan soo xasuusanee ,bal ninyahoow kumuu ahaaaaa,,,,,ahahahaha ahahahah ahahahha hahahahaha hahahahaha!!!!!!!!!!!
it is the funniest one i ever seen in this forums
keep the good woork,,,,,it is a real one,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waad edeb darantihiin ee gaalkacyo afkiin ka duwa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOVERBOY

Unrecorded Date
VERY FANY BRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiibayaal ,maxaa loo xiiseeyaa sheekooyinka laga soo tabiyo gaalkacyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To g-gode
Waa dabaalo ku wanaagsan in lagu majaajileysto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer mudug

Unrecorded Date
to:g-gode

soo stupidiin ma aha...

to:anonymous

MAXAA TIRI waa dabaalo lugu majaajileysto
war doqon yohow xunka ah hadaa meesha wax
ku qoraysid ku qor something that make a sence..

to:anonymous
taas waa kugula raacsanahay inay gaalkacyo
afkooda ay ka duwan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer galgaduud

Unrecorded Date
adeer adigoo kale ah aa netka iska soo galaaya markaasaad nagu matagaysaa war orodoo meela kale ku walac meeshaan ila qosol baa layiraahdaa ee hadaad doonayso in lagaaga sheekeeyo geel la dhacay iyo reer la weeraray orodoo pageska dagaalada soo booqo dhoore waaxid qabiil jaceelka iska dhaaf ee dadkaaga dhinac ka raac

adios baaaaaaaaaaaaaaaaaaaadha!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
from Olol Indha cadde

Wardahada, najiska Gaalkacayo wax ka sheegahayaa waa ina ayo? aniga waa la i yaqaanaa oo layma garanwaayo. Ina waxaan ahay Gaas Olol INDHACADDE!

Waxaase taa hore ka daran, wiil xamar iskool ka dhigan jiray ayaa hooyadii oo gaalkacayo joogta warqad afcarabi ah u diray, habartii waxay raadisay qof u akhriya una micneeya warqada. makhaayad ayay timi, waxaa lagu yari. war ba'aa, ma af carabi? wadaadka ina Muuse Dhagaxlaqe ah ayaa af Carabiga ku gabya!. Islaantii oo aan weli makhaayadii ka bixin ayaa wadaadkii soo galay, waaba kan ayaa la yiri. wadaadkii ayaa warqaddii waxba ka garan waayey! cabaar intuu fiiriyey ayuu warqadii si caro ku jirto u jeexjeexay, markaasuu yiri"Gaarigee warqada xamar ka keenay?" waxaa la yiri " Gaariga ilma Cirrid Dhurwaa" wuxuu yiri " belaayadu saaldo badnaayaa fartii warqada ku qornayd oo dhan buu isku qasay oo waxba lagama akhrin karo!!!"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeeefooowKaniiiini

Unrecorded Date
,,,,,,haye ma isku keen keeni,,,,waa bilaabati yaah,,,,,aa isku khasantahay aa,,ma kasin waa noo kharihoosaa aan u mudi ani ee Gaalkacyo banaankaa cad ka khaad aan ku dhahi laabkhareeryaaw, suulkharoofka eh,,ana labkhashin unuka e'

N-E-E-F-O-OW-K-A-N-I-I-N-I

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasriina

Unrecorded Date
Neefoowkaniini waa iga qoslisey walaahi u sheegba kuwaan Labuk nac nac yaashaan..waa la hadlaa lee maqleen waaba ka dareen.

doqomayahoow shaqo la'aanta ah shaqo yeesha gaalkacyo uun ha la soo taagnaaninee.qurun yahoow waxaas maa ah wax lagu qoslo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed S

Unrecorded Date
nin kii somalia waxa uu rabo ha sheego lakiin inma adeera yalow reer xamar iyo daba dhilif kooda haley latumo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sara

Unrecorded Date
that was funny man reall fun keep the good work ans if i see him i will tell him that cause i am moving to toronto next month ll@@@@@@@@@ll.
love sara

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godogodo

Unrecorded Date
saaxiib waad naga qoslisay alahaa kaa qosliyee

jeego

Unrecorded Date
saaldo badnaayaa...haaahaaaa
walaalkiis wali waan ilmeeynayaa maxaa ku indho adeeyg ah.

viva gaalkacyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER MUDUG LACAG JECEL

Monday, July 31, 2000 - 09:46 pm
WAXAA JIRAY NIN REER MUDUGA OO LACAG JECEL WUXUU BAABUUR KASOO RAACAY MEEL MUDUG KATIRSAN ISAGOO XAMAR USOCDA MARKII UU KIRADII BIXIYEY WAXAA USOO HARAY BOQOL SHILIN WUXUUNA DHAAR KUMARAY INUUSAN SARIFIN BAABUUR KUNA WAA INA TAREE ISAGOO GAAJO BASTIISA AYUU XAMAR YIMID MARKUU SOO DAGAY WUU SUUXAY ISBITAALBAA LAGEEYEY WIILKIISII OO ASKARI XAMAR KA AHAA BAA UYIMID MARKII DHAKHTARKI WAYDIIYEY ODEY MAXAA CUDURKAAN KUU KEENAY WUXUU KUJAWAABAY ADEER MARBAAN KUSIGTAY ANOO DHIMAN RABA INAAN BOQOLKAA SARIFO MINDHAA MASARIFO...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, August 02, 2000 - 02:07 am
Wxaan layaabanahay beenta siciid marka hore ma ogtahay gaalkacyo inaanay lahayn shirkad teleefanada ah oo Al-barkaad layiraahdo

Sorry hadaad run sheegi lahayd maxaa ku hayn lahaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.