site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Anigoo qaawan

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Anigoo qaawan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Thursday, December 21, 2000 - 03:09 am
waa saq dhexe oo habeennimo waana ka cabsaday inaan musqusha ku qubeysto ee baaldi ayaan biyo ka buuxsaday oon aqalka gadaashiisa la tegay,
markaan qubeyskii dhameyn rabo ayaan u rogmay si,aan lugaha u dhaqo balse intaan fooraray ayaa waxaa indhaheygu ku dhaceen bahalkeygii oo labada bowdood dhexdooda raaraca,
waxaan u maleeyey wax gadaal kasoo socdo oo igu soo dhawaaday markaas baan halmar booday,
markaan dhowr tillaabo orday Anigoo qaawan ayaan gadaal soo fiiriyey nasiib wanaag maskaxdeyda ayaan ka helay in waxa aan ka naxay ahaayeen Guskeyga! ah ah ah!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 21, 2000 - 03:49 pm
HEHEHE. MINDHAA GABAR AAN DHALEY KUMA SIIYO.SXB IT WAS A GOOD JOKE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NICE JOKE

Thursday, December 21, 2000 - 05:51 pm
HAHHAHAHAHA THAT WAZ THE MOST MOTHA FUCKIN JOKE I RED THE WHOLE FUCKIN YEAR. NIGGAZ U THE BEST KEEP IT UP BRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, December 22, 2000 - 06:25 am
Keep dreaming bro.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Som

Wednesday, January 17, 2001 - 04:06 am
LooooooooL!!!!!!!!!!!!!!!!!CEEEEEElbuuur Ninyahow qosolbaa leedahay ee bahasha soo wad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fulay

Wednesday, January 17, 2001 - 07:32 am
loooooooooooooooooooooooo fulay waaxid. hada maad keentay inaad kuskaaga ka carartid.beritona maxaad keeni doontaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismahaan

Tuesday, January 23, 2001 - 07:21 am
TO.cellebuur . that was the best joke I have heard my hole life.love ismahaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jakuuu

Wednesday, January 24, 2001 - 07:28 am
this is the shiitest joke i ever hear. Fool learn the deferece between jokesand shiitness

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KABIIROOS

Thursday, March 22, 2001 - 04:14 pm
CEELBUUR, QOSOL BAAD IGA KEENTAY. SAAXIIB GACAN AAN KUU TAAGAY.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.