Ceelbuur | Thursday, December 21, 2000 - 03:50 am Reer aqal yar degganaa oo habarta odayga iyo caruurtuba halmeel wada seexan jireen ayaa waxaa dhacday inuu Odaygii saq dhexe soo kacay asigoo raba inuu islaanta la baashaalo maaddaama ay caruurtu hurdeen, balse wiil yar oo soo jeeday ayaa arkay Odaygi oo qaawan bahal tiir loo maleeyana kasoo horreeyo oo habarta dhankeeda ula soo socda, cuniggi asigoo naxsan ayuu ku qeyliyey hooyo ka carar! hooyo ka carar! |
buurjeex | Thursday, December 21, 2000 - 06:00 pm loooooooooooooool waryaa dee mid waalan ayaad tahay. lol bro keep up |
Anonymous | Thursday, December 21, 2000 - 09:55 pm LOOOOOOOOOOOOOOL. WAS THAT LITTLE YOU CEELBUUR? LOL |
Anonymous | Thursday, December 21, 2000 - 09:56 pm LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL WAS THAT LITTLE KID CEELBUUR? LOL. NICE FAMILY STORY LOOOOOL |
LAMIA | Saturday, December 23, 2000 - 07:48 am HAHAAHHAHAHAHAHAHAHAH I'M LAUGHING SO HARD. NO JOKE IT WAS FUNNYYYYYYYYY. MAN WHERE DO U GET THESE STORIES. |
sacdiya | Saturday, December 23, 2000 - 09:44 am ha ha ha ha ha bha looooooooool haye markaasne lollolol..very funy |
WESTLONDONERS | Monday, December 25, 2000 - 04:08 am HA HAH HAHA HAHA LOOOOOOOOOOOOOL LOOOOOOOL THAT WAS THE MOST FUNNIEST JOKE I EVER COME A CROSE FUCKING HELL MAN IT WAS SO LOUGHABALE KEEP IT UP WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW |
Anonymous | Saturday, January 13, 2001 - 03:49 pm WAR ISKU XISHOO WAXAAS OO KALE LAMA SOO QORO |