site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Blind date

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Blind date
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mursal

Thursday, December 21, 2000 - 09:23 am
Wiil baa wuxuu ka yimid Sacuudiga sannadkii 1981, Gabar bay telefoon isku barteen, dhawr jeer makii la is wac-wacay ayaa lagu ballamy in la is arko,
wiilkii gaari buu soo kaxaystay habeenkii guri loo tilmaamay ayuu isa sii taagay.

Ganjeelladii baa la furay markii riixay gambaleelka, markaasaa waxaa ka hortimid gabar faruuran, wuxuu mooday gabadhu inay reerka u shaqayso. Wuxuu yiri walaal heblaayo meeday, markaasay tiri waa aniga, ee ma hebel baad tahay. Ninkii intuu naxay buu yiri maya ee isagaa isoo diray oo aan farriin kaaga wadaa "ma imaan karo caawa danaan kalaan yeeshay" ku dheh buu i yiri. lolol.

Ciid wanagsan!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAMIA

Thursday, December 21, 2000 - 02:29 pm
looooooooool that was a good one. ciid wanagsan to u too brotha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 21, 2000 - 05:32 pm
hey what is up girl do you want to get to know me. If you do please email at ahmuse@aol.com or Mircle504boyz@hotmail

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

malik

Friday, December 22, 2000 - 10:47 am
yes it was great one keep it up yo, but think b4 u write don't hurt those people who are actually faruurays' and don't get me wrong it's a friendly advice. eid wanaagsan to all the plp who enjoy this place

malik

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamiila

Saturday, December 23, 2000 - 06:35 am
LoooooooooooooooooooL@mursal

Mursal that was good bro

But I want to know, Was that U though...lol.....C'me on be honest did that happen to U ? or U gonna lie to us like how the guy lie to the girl and say No he send me ,lol,,,I'm just joking so don't take it seriuos alright Don't get offended

Jaaw/nabad galyo/bye/Arios/Macasalaama/lol
hadba saa u taqaanid
Thankx,,,,,,,
email........Getreal@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mursal

Monday, December 25, 2000 - 03:09 pm
It happen to great friend of mine..But I guarantee you that it wasn't me, and if it were me, I would've confessed..

Ciid wanaagsan,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 25, 2000 - 10:55 pm
waryaahee maantana wax aad adiga samaysay ayaad kulee dahay saaxiibkay bay ku dhacday ninyahow intaad isku xishootid wax fiican dadka u sheeg malawadka lagugu dhuftee oo meelaha kale maad iska raad sataan intaad dadka oo idil idin wada aqrisanaayaan ayaad wax kasoo raadsateen raadeer idiku dhacyee habeen madoow laydin raryee ee meelaha kale iska raadsada saa waaleydin sheegay sanadkaan gacmaha ayaad ku wadataanee,,,,,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mursal

Tuesday, December 26, 2000 - 04:12 am
Anonymous,

Ma is-taahishid in laguu jawaabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calinigga

Sunday, December 31, 2000 - 05:34 pm
Mursal walaal aad beey u qossol badneed.
looooooooool
ninkan kale called ANONYMOUS war wax yahow is nacay meesha nooga bax noocaaga oo kale waannu naqaanaaye maseer ku dilye wassaq yahow foosha xun.
saaxiib hau bixin waa mid lasoo nacay kanee.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.