site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Calaamahada Jiiyada/adeerada lagu ogaado

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Calaamahada Jiiyada/adeerada lagu ogaado
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MURSAL

Saturday, December 23, 2000 - 11:09 pm
"G" ama adeer waxaa la dhahaa dhoorayaasha, jaahilida, reer baadiyaasha, badowyada IWM.
Calaamadahaan wa kuwo aan indhaha ku arkay ku dar hadaan qaarkood ka tagay.

1. Meel dad waaweyn buuxaan ee sirtaada ku sheegaan " eedo cunugaan shalay futada uu iga taabtay"

2. Shumiska waa ku xan xantoodaa.

3. Aniga reer magaal aan ahay Budlight lee cabaa nooh caano waa laga ilbaxee

4.Shaar buluug ah iyo surwaal madoow aa aroos kasta loo xirta.

5.Marka gabdhaa la shukaansanaayo "II dhiib" aa lagu bilaabaa.

6. Shaarkii shalay aa wali la xiranyahay.

7. Uf "bahsha tuqfisha la marsado waa necbahay"

8. Walaahi maqaayad laga danbeeyo aan tagnay shalay "Oliiif gaardiin aa la dhahaa".

9. Waa kaa dheerahay

10. Taksigeyga midabkiisa ma ka heshay Yaalow aan ka dhigay nooh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mursal

Tuesday, December 26, 2000 - 10:47 am
Runtii waan ka helay...looool.....
laakin STOP USING MY NAME>>>>>>>>>

Mursal is mine,.. Come up with another..unless

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Wednesday, December 27, 2000 - 08:32 am
Allah! maxaad ila aragtay aan kuugu daree Mursalow, bal qabso:

1-hadaad ku soo baxdo ayagoo koox ah oo ay kuu arkaan inaad wax u shiigi rabtid, waxay kugu bilaabaan Asalaama caleykun" way say u dhahaane.
2-kadib markaad wax usheegtid way ku horboodaan oo
waxay lasoo boodaan ereyo uu midba midka kale ku eedaynayo sida: Shiikh iljabinta ma la isku cadaabayoo?, intaadan waxba oron buu kula boodaa saaxiibkii asagoo leh: Shiikh kan waa ehelu naar nooh, Wallaahi habeen kastooo oo ma araragtay oo film oo sex eh yaa lafiirsanooyaa.
Halkaa markay marayaan ayaad soo xasuusasataa mid kamid ah magacyadooda oo la yiraahdo (Ciyaal micno maleh), kadibna hawshaadaad karaacataa adiugoo ku sii fakaraya tolow kuwaani hadda maxay reerkoodii tarayaan? bal iskadaa inaay Soomaali wax utaraane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 31, 2000 - 10:49 am
To: HASSAN

Ninyohow qofku inuu xalaal iyo xaaraan ka fekero ceeb miyey kula tahay? qaladba ha ka ahaatee qofkii cadaab rumaysan waxyaabo badan ayuu su'aal ka keenayaa, qofkii cilmi leh ayaana ugu dambayn wax kala saaraya. Anaga Soomaali ahaan, gaar ahaan dhallin yarada cilmigu waa ku yar yahay qaladaad waa iska jiraan laakiin wax "joke" laga sameeyo ilama aha. Saaxiiboow life is short, and nobody knows what is going to happen on individuals....However precaution is always better than regret, specialy where there is no regret.....

Honest Somalian

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jij

Monday, January 01, 2001 - 02:10 am
mursal that is nice

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Tuesday, January 02, 2001 - 02:31 am
mursal is cool saaxiiboow laakiin dd ilbaxinimo si uu arkaa waxan raanan lahed in aan kaftaankaan la xirin laakiin adiga waxa tahay tii dhhday oo kale rooti maxaa dadkaan u diiday iney duubtaan oo la yirri bur uu ku dubtaan ma heystaan maxaa keek u diiday ayeey dhahday ka bacdi horta dan yarta qaxootiga ku ah dalak shisheeye dharkey xirtaan ha kula kaftami waayo ineysan shaqesan am awoodin in dhar style ah gatan ayaa laga yaabaa teda kale adiga bal stylka aad jeceshahy no soo sheeg siiba sumerka iyo xafladah waxaad xirato education ayaan u baahn nahy ee fashionka bal na bar hee.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.