site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AR AQRIYA TAN JAWIYA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): AR AQRIYA TAN JAWIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cagmadhige

Sunday, December 24, 2000 - 07:56 am
hadda ka hor aa oday abgaal furtay biribaati markey americanka ka takeen xamar markaasaa qabiilada oo dhan soo galeen iskoolka ka dib casharkii kowaad wuxuu ahaay.
bill clinton is good
al gore is good
butrus qaali is good
cali mahdi is good
markaas xarfaan hadar gidir aa is celin waaye markaa soo yiri teacher caydiidne
macalinka yaa celinaaya hee
xanaag markaa sow yiri waaba og aay in aad galaaska ku jirtidee ii ga soo bax joogi makartiin markaad cali mahdi ma qasheed duf klu baxee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gidirow

Sunday, January 21, 2001 - 07:26 am
TO.shaqsigan,
....Waan ku naqanaa adiga oo kale waxad ka mid tahay kuwa qalbigoodu dhintay ee aan marnaba fikirin. Ogoow AGAAL& HABARGIDIR in aay yihiin boqorada soomaaliyeed hadana isladhasheen ismana necba EACHOTHER ku raaxeeyso taas, waxaad mooday miyaa dagaalku in uu keeni karo isnaceed. uqdad u dhimo waad jeceshahay isnicidooda BUT NEVER EVER.
......GET A WAY FROM SOMALINET......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Agaal 4 ever

Sunday, January 21, 2001 - 07:45 am
TO: GIDIROW.
Horta ninka ila aragbal waxowba isyiri waxaas waa lagu qosli donaa qana kula fool xumaatay dheh
horta waa kusoo arkay Ninkaan ciiwaankii (YAAYAA) waa asaga abgaal ku haayee ma kuwaan wasi jirnaa xow nala ilaabi la yahay.

TO:DHADHANKA.
don`t send in som.net something for HABARGIDI& ABGAAL. and fuc u`re self.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZWZ

Monday, January 22, 2001 - 11:22 pm
MEELKASTO AAD JOODTAAN QABIIL QABIIL MAKA BIXEESIIN MIYAA.
WAXA EADAN KEENII BURBURIYAY WAA QABIIL QABILL, EE KU WAANO QAADO DUQONYAHOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kiin

Tuesday, January 30, 2001 - 08:43 am
ASSALAAMA CALEYKUM UMADA SOOM.OO DHAN.
Fidnakasta qof ayeey ka bilaabataa markeeda hore
tana waxaay ka bilaabatay qofka ciiwanka iska leh. sikastaba hanaqatee maxuw ula jeedaa qabiil in uu bilaabo. KOLEEY ANAGA HADII AYNU NAHAY SOOMAALI WAA NAGU DHIB QOFKA DADKA KALA DILA OO UU KU QUFULANYAHAY QAABIIL, KATAG QABIIL OO USOO GUDUB RAAXADA NOLOSHA YACNI QAADO QARANNIMO, ... ILLAAHII KU ABUURAYNA KA CABSO OO ISKA KONTAROL WAXA AAD QOREYSID HA ISDHIHIN MAGACA AYAA KUU BADALANSOOW MA OGID(wa ina caleykum la xaafidiin kiraaman kaatibiin yaclamuuna maa tafcaluun) GACALIYE URAAXEEY NAFTAADA OO QAADO IIMAAN MARKAAS AYAAD QABIIL OGAAN DOONTAA WAXA UU YAHAY.HADII UU AQLIGAADA KUSIIYO QABIIL WADAADADABA WEY YAQAANAN.OGOW KUMA FOGAADAN EE SHAQSIYAHOW CAAWI NAFTAADA KANA GUDUB MARXALADA AAD KU SUGAN TAHAY!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M M N

Monday, February 12, 2001 - 01:54 pm
Soomaalita manta joogto ma aqaano waxa qabiilka ku direy oo meel walba ay joogaan ay qabiil ka sheykeynayaan marka ugu horeysa may dandoodka ka fikiraan intey qabiil iyo waxaan loo joogin ka shekey nayaan wor hoooy tantiina garta oooooooo yaaaa ney dantiiina noqon qabiil iyo waxaan loo jooogin wwwwwwww nnnnnnnn ejjeinmkk bbbbbbbbbujg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Queen-B

Friday, February 16, 2001 - 04:37 am
WARYA UMADA QASHQASHAADA KA DHAAF. THAT IS NOT SO NICE BRO

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.