site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aabahaa ayaan qare u galin jiriy

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Aabahaa ayaan qare u galin jiriy
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raxeeye

Monday, December 25, 2000 - 10:30 pm
bari ayaa waxaa jiray islaan waayeel ah oo tumata markaa ayay waxay dhashay gabar ayana tumata,islaantii ayaa barigii danbe waxay aaday xajka halkaas ayay ka soo bartay wiil guur doon ah markaa ayay ku tiri hooyo aniga ayaa ku siinaya gabadhayda waxa uu soo sii yay xaajiya qamsiin waxuuna yiri aniga ayaa kaa daba imaanaya islaantii waxay ku soo laabatay somalia waxayna gabadheedi u sheegtay in ay siisay nin ayaan tii danbe ayaa waxaa yimid ninkii markaa islaantii gabadheedi ku tiri hooyo is diyaar garee ninkii waa yimidee markaa ayay ku tiri hooya waad itaqaanaa ee ninka maxaanula hortagayaa ilayn waa gabar tumatee markaa ayay tiri hooyo dhibaato malaha waxaan u galinaynaa liin dhanaan qolofkeeda markaas ayay tiri hooyo waxaa wax soconaya ma aha markaa hooyadii tiri waxaas maxaa ka sheegi aabahaa ayaan qare u galin jiray

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.