XASUUS (Public user) | Unrecorded Date B T J X KH D R S SH DH C G F Q K L M N W H Y A E I O U Koow..........1 Labo...........2 Sadex........3 Afar.............4 Shan...........5 Lix................6 Todoba.....7 Sideed.......8 Sagaal.......9 Toban.........10 |
Jerk get a life (Public user) | Unrecorded Date To:xasuus Jerk have something better to do!!!! |
Ciiryaamo (Public user) | Unrecorded Date To. Xasuus. ...Lol. saaxiib waad ku mahadsan tahay xasuustaa. run ahaantii anika alifbeetada wax aan hilmamay ayaan ka kororsaday. Ciiryaamo |
Anonymous | Unrecorded Date dont you have something better to do ::.. i have to say your grbhgtrsmoytbvcnmgfgk |
Anonymous | Unrecorded Date Ich liebe Dich from swiss. |
Anonymous | Unrecorded Date to anonymous ich liebe dich nich suwayna loooooooooooool |
IFRAAX | Unrecorded Date WARYADHA NIMANKA CAYTAMAYA SHAQO YESHA AF SOMALIGANA SOO BARTA WAA AF KAYAGII HOYEE. |
V6 | Unrecorded Date Gut gemacht! Aufwiedersehen mein man! |
XASUUS | Unrecorded Date TO V6 DANKSHOOIN LIBER |
g-gode | Unrecorded Date saaxiib waad ku mahadsantahay maalmahan anigoo qoslin baad iga qoslisay |
g-gode | Unrecorded Date saaxiib waad ku mahadsantahay maalmahan anigoo qoslin baad iga qoslisay |
runsheeg | Unrecorded Date ALL of you are hel of aswhole and jerk |
badhyo qabad | Unrecorded Date to: xusuus. saxiib waxaan kaa codsaneynaa inaad casharka halkaa nooga sii wado. oo btjx iwm na bartid. |
CANJEELO | Unrecorded Date TO:XASUUS ADEROOW WAX AA QORTID MA WAYSAY SHAQO LA AAN BAA KUHAYSA MIYAA |
nadia | Unrecorded Date get a life xasuus,i think you're just a low life fool, we already khow the simple somalia alphabets . see ya |
Xasuus. | Unrecorded Date soo noqday, oo waa i kan! Gadaal-gadaal u akhri. Wook-----koow obal-----labo xedas----sadex rafa-----afar nash-----shan xil------lix obadot---todabo deedis---sideed laagas---sagaal toban----nabot |
Beydan | Unrecorded Date Yaa ciyaal suuq, ka faas'iideysta Xasuus,waa macallinkiinee. Waxaan idin leeyahay: Man callamak xarfan fahuwa mucallimak, wa kaadda al mucallimu an yakuuna rasuulan. Haddaan u soo jeesto dhiiqada caytamaysana: sckii ftomuss arreu, ama testa di minchia, ama llaopivc rtuov tvom. ama waxaad tiraahdeenba la idin yiri. Beydan |
kusseey | Unrecorded Date looooooooooooooool xasuus i personally like nash............shan suusax aka xasuus backwordz lol.......... xasuus mahadsanid its really funny !! kuwaan ku caayeen b iyo t ma yaqaanaan waa eber kood war xool iyo qad soo qaata oo casharka wax ka barta ala meesha hebel baa ka maqan nooh hebel nutting personal ........u know i like ya (yeah right)looooool |
Waryaa | Unrecorded Date Salama.... XasuuSoow........mahad-sanid duqa. Aqiyaartiina kale...at least keep the silence or write what is a good. XasuuSoow only had tried to write what is best to memorize our primary language. Ani waxaaa soo gamanaa hee, waatan iyadoo xiimeyso: Kuun Kuun Laminaa-- Laminaa Tabaarikaa-- Sata Uuna Barika-- Siyeedlaa Muuminaa-- Wacelaa Kisiyaa Baxayaaa!! __________________________________________________ Dhakac Dhakac Dhambalishoow Dhareeriyoow Dhashoow Dhac-- Dhakac Dhakac Dhambalishoow Dhareeriyoow Dhashoow Dhac-- Dhakac Dhakac... __________________________________________________ Lama--Lamiskale-- Lita-Litaa Buure-- Owloowjan __________________________________________________ Kadhimeey Kadhim--Koow Kadhimeey Kadhim--Lama Kadhimeey Kadhim--Sadex....Moorada Gadaasheed aas Galey..hee __________________________________________________ Nacash Nacash Nasheeree Nasheefac-- Nacash Nacash Naafeeyoow Nooroowee-- Nacash Nacash.... Quite Peace!! |
hotCoCo | Unrecorded Date what the ru people talking about??.. god gave us somthing called since.. SO USED IT.. *LOL* |
Caaliyo | Monday, August 14, 2000 - 08:21 am Waryaa.... aad iyo aad iga qoslisay waxyaabo badan ayaad isoo xasuusay. Hal mid ayaad ka tagtay oo ah Shaq shaq wareejiyow hurguf!!!! |
Anonymous | Tuesday, August 15, 2000 - 01:46 am balyaa ka dhacday ummadii ma saanaa u danbeeysay? |
saxan saxo | Tuesday, August 15, 2000 - 04:11 am waa wareey war maxaa meeshaqabsaday xusuus iyo wayayo wayo walaahi runtii aad bey ufiicantahay inla is xasuusiyo waayo waayo eehalkaa kasii wada laakiinse aniga waxba maka xasuusto ee waxaan idinga codsanaa inaad maksata ood jaanis heshaan inaad na soo saxuusiisaan sidaa iyo noolikulantay bye everyone ///////////////// |