site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ilko laheenaa joogo ,runttii waa qosol miiran

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Waxaan ilko laheenaa joogo ,runttii waa qosol miiran
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxaan

Tuesday, December 26, 2000 - 06:23 am
waan idin salaamay aqyaarta waxaan idiin rajaynayaa ciid wanaagsan dhamaantiin,sheekadaan qosolka miirana iga hooya.
Beri baa nin wuxuu lahaa labo xaas mid waxay uhaysay ilmo mida kalana ilmo uma dhalin.Ninka markuu lajoogo naagtaan ilmaha uhayn maba qoslo faraxna hasheegin,naagtii ayaa xoogaa kayaracarootay arintaas waxayna isku dayday inay kafarxiso oo ay ka qosliso laakin weey ku guulaysan weeyday arintaas.

maalintii dambe ayay ninka daba raacday isagoon ogayn Gurigii naagta kale markuu galay ayuu ninka wuxuu kuwaashay qosol iyo farxad naagtii weey garan weyday sababta uu iyada ula farxi waayay maalintii dambe markuu guriga yimid ayay waxay kutiri markaad ila joogtid maxad lafarxi wayday waligaa iima qoslin,gurigaas markaad joogto waad qososhaa,markaas ayuu wuxuu kuyiri gurigaas waxaa joogo qofaan ilko lahayn,markaasay naagta iska aamustay.Markii uu ninka guriga katagay ayay naagtii ilkaha iska daadisay.
Maalintii dambe ayay ninka irida uga hortagtay iyadoo ilko la,aan ah markaasay inteey afka feeday tiri iinhhhhhhhhhhhhiiiiiii,ninkii intuu kanaxay oo booday oo yaabay wuxuu umaleeyay inay waalatay,ayuu wuxuu kuyiri naa maxaa kuhekay? markaas iyadoo xanaaqsan tiri soo gurigaas majoogaan wax aan ilko lahayn gurigaana weey joogaan l@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@l.
ninkii intuu naxay wuxuu kuyiri naa waxaan ilkaha lahayn waa ilmahayga ee naagta ma,ahan balo kugu dhacdee. Naagtii fataxnaa ceebay tacaal ilmo la,aan iyo ilko la,aan l@@@@@@@@@@@@l
waxaan rajéenayaa inaad kahesheen,
kuwo kalana waa soo socdaan ciid wanaagsan

nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Najma

Wednesday, January 10, 2001 - 06:36 am
looool

Haa! :) it was funny ,,,thank U!
Do u have another? if so please let's heard,,No nasty jokes,,,please,,,,,like this would be great,:):):):):):D

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macaanta

Wednesday, January 10, 2001 - 12:27 pm
hahahahahahahahahahahahahahahahahahahahajajajajajajajajajajajajajja@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@222
THNKS REALLY ITS FUN
:O:):):):):):)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shamahaad

Sunday, January 14, 2001 - 07:34 am
waan kusalaamay farxaan,waana kumahadsantahay saad iiga qoslisiisay,runtii waxaa tahay wiil ugu sheeko macaan golahaan sheekooyinkaaga leenbo aqriyaa kaalay waxaan kaa codsanayaa inaad halmeel iskugu keentid sheekooyinkaa ee waan ´daalay saan uraadinayay,thanks bro markale,waxaan kaa codsanayaa emailkaaga inaad iisoo qortid.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.