site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA II NIIKISO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): MA II NIIKISO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mankaaloow

Wednesday, December 27, 2000 - 12:21 pm
NIN AYAA NAAGTIISA GARAACAY WAXEEY U DACWOOTAY
WAXAA DACWADOODA LOO GUDBIYAY MAXKAMMADA MARKII
LA WEEYDIIYAY SABABTA UU GARAACAY WUXUU KU
JAWAABAY MA II NIIKISO NAAGTI AYAA LA WEEYDIIYAY
"NAA MAXAA NINKAADA UGU NIIKIN WEESAY"
WAXEEY KU JAWAABTAY "BALAN AAS IGA QAADAY BALANTII
WAA IIGA BAXAY ANNA MAXAAN UGU NIIKIHAA HADDAAS
BALLANTA FULIYO ANNA WAA U NIIKIHAA"


PEACEEE:::

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GACALIYE

Tuesday, January 02, 2001 - 07:15 am
WAXAA WADANKA INGIRIISKA KA DHACDAY IN DUQII IYO DUQDII REERKU ISKU XANAAQEEN KADIBNA ARRINKII GAADHAY IN BOOLISKA LOO WACO.
Odaygu muusan si fiican u aqoon luqada ingiriisiga markaa booliskii waxay ku yidhaahdeen 'how can we help you?
isla markaa isagoo doonaya inuu ku yidhaahdo, waxaan doonayaa inaan furo naagtayda ayaa wuxuu yidhi(i want to open my wife) boolikii boo yaaban ayaa yidhi (are you crazy?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anas

Friday, January 05, 2001 - 05:59 am
let me add another one here!

waxaa dhacday nin reer xamar ah ayaa naagtiisii iyo asaga isla jiifo tuugo hubeysan u soo dhaceen. markaasay qaaten wixii maal guriga yaalay. kadibna naagti ay ka cuneen "kafuuleen am kaxoogeen" isagoo u jeedo. waagi markuu baryay ayuu ninki naagti furay. naagti waxay ku dacwaysay reerkiisii. Ootiri ninkey waas ifuri because asoo u jeedo aa la i xoogey. markaasaa isagi la waraystay waxaa layiri maxaa naagtaadi u furtay? markaasuu yiri: Gurigi waa ladhacay amar alley kudhacday,
lacagtii iyo xoolahey waalaqaatedy amar ale waaye,
naagtey waa laxoogi amar alle waaye,
waalagaliyey amar alle waaye,
laakiin waa u wareejisay amar alle ma ku dhicin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.