site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LABADII NIN EE REER WAQOOYI EE TAGAY KISMAAYO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): LABADII NIN EE REER WAQOOYI EE TAGAY KISMAAYO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Thursday, December 28, 2000 - 01:57 am
WAA SALAMANTAHIIN AKHYAARTA DHAMAANTIIN.

sheeko dhacday ayaa jirtay oo ah labo nin oo reer waqooyi ah ayaa tagay kismaayo markaa hore waxay u maqleen waa la isa sixraa oo dameero iyo dibiyo ayaa la iska dhigaa. Markay tageen magaaladii ayeey qaad soo qaateen say u qayilayeen ayeey bar go'een Cali ayaa Cabdi u diray war labo marduuf noosoo qaad. Cabdi markii uu suuqii tagy ayuu reer waqooyi kale ku helay wuu ku soo raagay cali wuu yaabanaa wuxuu isyiri ninkii la hel suu u fadhiyey ayaa aqalkoo albaabku u furnaa waxaa soo galay dameer dhulka iska ur ursnaya oo laamaha soo uruyiy cali baa yiri "war cabdiyoow soo kan ay ku heleen" cagtuu wax ka dayey oo meeshii basaska hargeysa ayuu aaday. Wax yar ka dib cabdi baa yimid markaa wuxuu arakay dameerki oo jaabadii cunaya wuxuu isagana yiri"war caliyoo so kan ay ku heleen now" markaasu cagata wax ka fayeyy waxeyna isku arakeen baski korkiisa oo ay isdhaheen war ma adigiiba iyo ma adigii baa.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 28, 2000 - 03:49 am
Ciyaal baad tahayee wax wanaagsan meesha la imow.
Reer waqooyina waxba ha ka sheegin najis yahow..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Friday, December 29, 2000 - 09:44 am
WARYAA SHEEKAAN MEESHA KUSOO QORAY ANIGU WAXAAN REER WAQPPYI ULA JEEDO MA AHA SHEEKOOYINKAAS OO KALE WAA DHACAAN SAWIR YAHOOW..HADAAD REER WAQOOYI TAHAY NAJIS MAADAN DHAHDEEN ANAABA KAQA REER WAQOOYISAN AYAAN KUU MALEYNAYAAA PEEEEEAAAACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DMX

Friday, December 29, 2000 - 05:56 pm
Duqa waa mahadsan tahay, laakiin sheekadaada MARAX waaye duqa majirtid ee meelaha kale iska aad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuunyo baroow

Thursday, January 04, 2001 - 05:30 pm
qanciye sxb sheeeko wanaagsan baad ka sheekaysay runtii aad ban ugu qoslay kuwani waxba garan manyaan markaa how bixin,
waxaa iskaga khaldan qosolka iyo waxa uurka ugu jira lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Thursday, January 04, 2001 - 09:42 pm
Aad ayaad u mahadsantahay sxb kuunyo barow. Horta run ahaantii markaan eegay topic yada oo idil dadku wey is caynayaan un laakiin qof si wanaagsan u eegayo oo wixii ka fikiraya kuma arag markaa aad ayaad marlabaad ugu mahad santahay supportkaaga...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 04, 2001 - 10:46 pm
qanciye war ma adigii baa. Qofkani waa ayusuf from Oregon@lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 05, 2001 - 02:08 am
war niinyaho. reer badiyo nimadas waa ku arkay dadko dhan sheeka la soo qora waxeey uu fasirayaan xuman marka saxiib waxaan kuguula talin laha halkada ka sii wad shekoyinka nocaso kale ah wayo waa ley barana reer waqoyi iyo reer xamar intaba. niinki fahmayo aa fahmayo, marka geel maxas kuul ka kasa.?kurtun lees ku rugtaye.
ani8ga koley waa ka helay shekadaada aad iyo aad
lol. hadaad rabtidna igala soo xeriir gabayo iyo heeso somali intaba waan ku haya sxb. kala soo xeriir. (Dk.Odense) maqaxii ku talo Odense.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 05, 2001 - 02:12 am
war niinyaho. reer badiyo nimadas waa ku arkay dadko dhan sheeka la soo qora waxeey uu fasirayaan xuman marka saxiib waxaan kuguula talin laha halkadaa ka sii wad shekoyinka nocaso kale ah wayo waa leeys ba´`ranaa reer waqooyi iyo reer xamar intaba. niinki fahmayo aa fahmayo, marka geel maxas kuul ka kasa.?kurtun lees ku rugtaye.
ani8ga koley waa ka helay shekadaada aad iyo aad
lol. hadaad rabtidna igala soo xeriir gabayo iyo heeso somali intaba waan ku haya sxb. kala soo xeriir. (Dk.Odense) maqaxii ku talo Odense.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 05, 2001 - 03:04 am
The funniest one ever in 2001 keep the good work I was laughing my head off looooooooooooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciyaalka xaafada

Friday, January 05, 2001 - 03:06 am
waraa saxiib reerkoraadkan ma'fahmayaan ee inoowad kuwakale mahaysaa dadkaan gobalada ayeey ku soo daaheen oo wax ma'fahmayaan rageedaa tahay
ee kuwa kale soo daa aad baan ugu qoslay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oomo

Friday, January 05, 2001 - 05:02 am
Qanciye, that was cool, man.

Guy oo reer Hargeisa ah ayaa wuxuu imaaday Marka Caddeey Minin Aw Cusmaan. Qadadii ka dib ayuu jaad soo qaatay, maalintii oo dhan ayuu qayilaayay, habeenkii markuu qaadkii ka soo kacay ayuu is yiri xoogaa meelaha ku soo leyrso, asagoo iska socda ayaa waxaa ka hor imaaday guy oo reer Marka ah, markaasuu yiri "haye macallinka donno (naag) maa rabtaa" Qaldaankii ayaa yiri "waar anagaaba wax na wasa dooneynee xaggeed naagta noogu wadaa" yacne wuxuu ka wadaa, naag ma rabo, reer Markihii oo run u maleeyay ayaa yiri "kaas xataa waa laguu haayaa"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Friday, January 05, 2001 - 09:30 pm
OOMO SXB THAT WAS HILARIOUS WOOOOOOOOOOOW I ALMOST FELL OF MY CHAIR!!!!!!!!!!!!!

THANX BUDDY AND EVERYBODY THANX FOR THE SUPPORT ...AND MY BROTHER FROM OREGON MUCH LUV TO YOU BRO.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi khaldaan

Tuesday, January 09, 2001 - 09:50 am
saaxiib sheekadaadu runtii maad ayey lahayd
mark sidaa ku wad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 10, 2001 - 02:27 am
waraa horta reerwaqooyiga marka wax laga sheego maxeey u xanaaqaan? dabeecad xumo aa ku dhamaatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 05:10 pm
Very funy! Haa Haa Haa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 07:54 pm
QNCIYOOW,
DHEG HA U DHIGIN WEYNA FAHMIN SHEEKADU WAXAY U JEEDEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Saturday, January 13, 2001 - 12:13 am
thanx anonymous!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

re,qanciye

Wednesday, January 17, 2001 - 01:33 am
qanciye waa i dishey tan oo kale weligeey ma arag
fadlan wax qafiif ku soo qor waxaan waa xad ka bax
fg fadlan qabiil yaan loo rogin i love all,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qore

Wednesday, January 17, 2001 - 04:07 am
Bravo qanciye {^_^} sxb waad iga qoslisey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Wednesday, January 17, 2001 - 10:17 am
Qanciye

looooool

Nice joke...waa beentood kuwa ka xanaaqeen..HA dhageeysan...Biis Biis!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 17, 2001 - 04:23 pm
sxb that was funy keep going
runtii waxaay aheyd mid funy ah sidaas u wad ,
TANA ILA ARKA
NIN REERWAQOYI AH AYAA YIMID MUQDISHO MARKAASU ARKAY DHALINYARO SHEKESANEESO MARKAASEY DHAHEN XALAY CASHADII MAQAYADA WAAN INKIRNAY
MARKUU SIDAAS MAQLAY AYUU HABEENKII XIGAY WAXUU AADAY MAQAYADII MARKUU DHERGAY AYAA LA DHAHAY BIXI LAGACTA MARKAASUU YIRI WAAN INKIRAY HALKAAS AYAA LAGU BILAABAY GARAACITAAN LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Wednesday, January 17, 2001 - 08:37 pm
That's funny and thanks everyone for your support..But check this one out!!!

Nin reer waqooyi aha yaa wuxuu yimid xamar. Markaa maalin ayuu wuxuu tagay meeshii basaska magaalada ka baxayeen laga raaci jirey. Meesha waxaa joogay nin reer xamar ah nin kii reer waqooyi ayaa yiri waryee baskaasi xaguu kusocdaa?
markaasu kiikale ugu jawaabay Kismaayo. Markaasu hadana yiri ma ceynkaabaaa. markaasu hadana weydiiyey midkale ninkii reer xamarka ahaa yaa ku yiri beydhabo markaasu hadan yiri ma ceynkaaba.mar sedexaad yauu weydiiyey mid kale markii loo sheegay ayuu hadana yiri ma ceynkaaba .
Kii reer xamar ayaa kusoo jeestay markaaasu yir aniga xataa alifaxmaale waan aqaanaa ceyn qoyn aa ku xiga.....lol :O:O

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 17, 2001 - 09:26 pm
TO KUUSEY DHILO QANCIYAA KAA QODA HOOYADAA DHALIGEEDA WASE BAHALYAY BISQINTA BADAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Wednesday, January 17, 2001 - 09:31 pm
War yaahe ceeb isku xishood oo inanta walaashaaya aflagaadada ka daa.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Noordiisto

Thursday, January 18, 2001 - 01:36 am
Horta sheekadaadu inaysan macno lahayn Basas Kismaayo kasoo baxa oo Hargeysa aadayaa ma jiraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Thursday, January 18, 2001 - 12:18 pm
Qanciye

looooooooool mid ka daranaa sheegtey

Two thumps up!!!!!:):):)

Anonymous
Hadaa nin rag ama naag tahay..magac ayaad la imaan laheed....Wecelkii ku dhalay dhakada ka waseee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Friday, January 19, 2001 - 01:37 am
Thanx once again sis kuuseey..
noordiisto
well brother or whatever you're use your brain it's just a made up story don't take it serious..
teher's a saying "don't believe everything you read",,,ahahaahha badow
just enjoy the STORY buddy......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ATOORE

Friday, January 19, 2001 - 07:23 am
THANX QANCIYE RUNTII AAD BAAD IGA QOSOLSIISEY.
KUWAAN WARKOODA KA BAX QABIILAA LAFAHA KA GALEY.
DIIN AYEY KA DHIGTEEN QABIILKA. HADII AY SALAADALEE AY SIDAAS U BARAN LAHAAYEEN WAX FIICAN AYEY AHAAN LAHEYD. THANX AGAIN.
TOO KALE NOO SHEEG.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOOQAANI

Saturday, January 20, 2001 - 03:52 am
Qanciye aad iyo aad u mahadssan tahay war waxaan ku dhahay sidaan u qoslaayay aan kursiga ka dhacay oocunto aan cunaayay ku margaday liikiin waxaan idiin haayaa midoo kale.

Waxaa dhacday in uu nin reer waqooyi ah uu aaday wadamada carabta luqada carbigan iskuma fiicneen markaas maalin maalmaha ka mid ah ayuu wuxuu aaday makhaayad waxaana u yimid kibilyeerigii,
ninkii reer waqooyiga ahaa ayaa waxaa uu waydiiyay kibilyeerigii inuu cunto u keeno markaasuu kii makhaayada ka shaqaynaayay yiri maafish(CUNTO MALEH) markaasuu kii reer waqooyiga u maleeyay in maafish ay cunto tahay
markaasuu ku yiri waar maafishtaba keenoo maraqa ku soo badi .....LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GixGixe

Sunday, January 21, 2001 - 06:16 am
loool that was funny but it is actually true stories!!! Waryadeheen waxaad iloowdeen sheekadi Xalwan raaba iyo Xalwo go somalilandnet.com -suugan click ila qosol or jokes it is a video of that play!!

loool ka si waada mesha kaftaanka!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sss

Friday, February 16, 2001 - 03:21 am
waad mahad santahay sheego wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAACIIL IBRAAHIM DUCAALE

Friday, February 16, 2001 - 11:46 am
ISMAACIIL GUREY
CARDIFF
S.WALES UK

SAAXIIBAYAAL MARKA HORE WAAD SALAAMAN TIHIIN MARKA LABAAD DHAWAAN WAXAAN HARGEYSA KULA KULMAY MID JAREER AH OO HAYSTA MEEL LEBENKA LAGU SAMEEYO YACNII BULIKEETIGA. MARKA WAXAAN KU IRI KA WARAN INTA, WUXUUNA IIGU YIRI SIDA KALE WAA ABOOSTO, LAAKIIN HALKII JAREER AHAYD WAXAY NOOGU BEDELEEN (GUDHUU)!!!.

MARKA WAXAAN KU IRI ADI MA ILOWDEY FARA DHEER QALDAAN WIRIRIF IYO LAMA GOODLE, INTAAD GUDHUU KA CABANEYSID!!!

YAA GUUDHAYAHAY HORTA MA GARATEEN GUDHUUNIMADIINNA HAHAHAHAHA!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.