site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aabe siilku ma gororaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Aabe siilku ma gororaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raxeeye

Friday, December 29, 2000 - 06:55 pm
bar ayaa waxaajiray gabar rer miyi ah gabadhaa iyada oo yar ayaa waxaa dhintay hooyadeed markaa waxay la soo kortay wiilal ah walaaladeed nasiibdaro ma ay saan jirin gabar walaasheed ah oo ka way ama ka yar mana aysan jirin wax gabdha ah oo diris la ah oo ay kala sheekaysan karto sheekoo yinka dumarka ama waxyaalaha dumarka uqaaska ah marka qofka kaliya oo ay aaminsan tahay ama ay wax u sheegato ayaa waxa uu yahay aabaheed malinkii danbe ayay qaan gaartay markaa ayaa waxaa ku dhacay cadadii ku dhici jirtay dumarka marka ay argatay ayaa waxa ay la noqotay wax cajiib ah oo aysan arkin walgeed markaa ayay intay u tagtay abaheed ku tiri, agah. aabo waxaan ku waydiiyay horta siilku miyuu gororaa maanta oo dhan ayuu igororay!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

heerbadiyo

Friday, December 29, 2000 - 07:55 pm
raali iga ahoow laakiin waxaan kuu sheegayaa in la la shirtago waxan oo kale ma fiicna ee ka fiirso


agana meel ha ooga dhicin tii ku dhashay wasee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raxeeye

Friday, December 29, 2000 - 09:50 pm
waryaa nin ka la baxay heer baadiyow xayawaan yohow adaa isi sheegay in aad tahay cagdheer nogob yahaw ceebna ma aha aa wax laydinku yaqaan doqanumada waxaan u malaynayaa tan tiri aabo siilku ma gororaa in ay tahay wallshaa ama hooyadaa ee mar danbe ha isku ka shifin meelahaan oo kale !!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JUSTICE

Friday, December 29, 2000 - 10:29 pm
ahahahaahah

sxb raaxeeye siilku wuu gororaa ee labo geedi ka fogaaw markii oo gororo taasi waa iga talo iyo wax isku sheeg....dhanka kale sxb nin heerbaadiye la soo baxay ee aad sidaa u gaartay looma baahna ee ka xishoo isna yuusan kugu gororine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laangare

Friday, December 29, 2000 - 11:11 pm
waryaahee ninka la baxay heerbaadiyo marka ugu horeyso heerbaadiyo maahee waa 'reerbaadiyo' soo maadan garan waxa aan ku leeyahay ee afka hooyo sifiican u soo baro kadibna meelahan la'imow mise hooyadaa far miyeeysan ku galin dhaa dhaanyahow ma adigaan iskaba dhigin baa 'sangub' ee doofaryahow coofaha weeyn mahan xaa ka sheegee qadho fildaran qaade qaaxo kugashee dameeryaahow shuunka dheerleh ee meeshan danbe ha isku soo ceebeyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr.AGGA

Tuesday, January 02, 2001 - 06:56 am
waryaahee waxaynu nahay dad muslin ah mana haboona inaad cay ka dhigto waxa hooyadaa iyo walaashaa ka yimaada kuna ciyaarto ereyga sharafta badan ee agga. dib isugu noqo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Thursday, January 04, 2001 - 11:59 pm
TO MR AGGA ,, hada ayaad doonasaa in aan kugula hadlo afka ogaadeen mise wax aad diidantahay in aad is sheegtid in aad tahay cagdheer soo tan aad isubixisay 'AGGA' oo hada wax aad keen tay inaad ii qurxisid magaca cagdheer 'AGGA OO MUXUU LEEYAHAY' saaxiib waxaasi waa iska caadiyoos

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Inan-karanle

Friday, January 05, 2001 - 12:13 am
marka aanan meel-shishe wax laga eegin sheekadu wey qosol badan-tahay xoogaa murug ahna wey ku dheehantahay,
haddii si odaytinnimo ah loo hadlana waa sheeko aanan munaasab ahayn waana ceeb in hablaha wax laga sheego, tan labaad kelmada ah "Aga" ma jirto wax micno ah ay leedahay waxaan kusoo nacay caga ku boorreydii
higaagley iyo jiracle.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anas

Friday, January 05, 2001 - 04:39 am
To all!

I am really disappointed on you, and I shouldn't be wasting my time to write you, coz you don't deserve. Look at you, you all are grown ups and acting like little kids. Don't you think it is shameful to insult a tribe/clan. My bro's. you need to grow up and stop insulting each other. Please and please don't post negative comments about any tribe or clan in this forums, because this is public forums. If you have a problem with one the Somali tribes, don't tell us we need to know keep it to your self.

till next time peace and love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHARBAAXO

Sunday, January 07, 2001 - 12:26 pm
RAAXEYE NASABAD REERIHIINA WAS EH NAGA XISHOOD WHA DA •••• U TALKING ABOUT AIN'T FUNNY WAXAAD QORTAY EH U WASE UR TIME ON THIS •••• U WROTE SO WHA U EXPECT TO LOL FOR U HAHAHAHAHAHA AIN'T FUNNY CRUCK HEAD MOFO

DHARBAAXO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

master.

Monday, January 08, 2001 - 09:21 am
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL
RAAXEEYE BRO THAT WAS FUNNYYYYYYYY.
LOLOLOLOLOLOLOLOL

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.