site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALIYEEY ILA TALIYA ANIGOOAH WIIL ARDAY AH OONA DHIGTO SCHOOL WAXAAN JECLAHAY GABAR KUNOOL DALKA KENYA AYADANA IMAJECLA ANIGA WAXAAN KU NOOLAHAY USA IYADANA KENYA SIDEEN WAXYEELAAY SOMALIYEEY JECEEL DARTIIS WAXBARASHADII AYAAN NACAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): SOMALIYEEY ILA TALIYA ANIGOOAH WIIL ARDAY AH OONA DHIGTO SCHOOL WAXAAN JECLAHAY GABAR KUNOOL DALKA KENYA AYADANA IMAJECLA ANIGA WAXAAN KU NOOLAHAY USA IYADANA KENYA SIDEEN WAXYEELAAY SOMALIYEEY JECEEL DARTIIS WAXBARASHADII AYAAN NACAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CADNAAN

Saturday, December 30, 2000 - 08:22 am
SAXIIBAYAAL ARINTAAN KOR KUSOOXUSAY WAX IIGALA QABTA HADAAD TIHIIN SOMALI RAG IYO DUMARBA MAHAD SANIDIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 30, 2000 - 04:58 pm
Intaanan ka jawaabin su'aashaada waxaa is waydiinleh, maxaa jacayl la yiraah:
Jacaylku waa xiisitaan aad qof xiisto. oo aad naftada oo dhan siiso, maskaxdaana aad galiso. si kastaba ha ahaatee, hadii ay kaa dhabtahay sida aad sheegaysaa. waxaan kugula talinlahaa inaad tacliintaada iska wadato aanad iska ilowdo maadaama ayna gabadhu ku jeclayn naftaada ha dilin hana ku ciyaarin.

Daawo ma rabtaa?

Qolka intood hoosta ka soo xirato laba Rakcadood u tuko ilaahay oo salaatu xaaja ah. Ilaahay u ooy oo tus inaad ku jirto fitno. Walaahi Ilaahay wuu kaa dawayn hadii ay dhab ahaan Qalbigaaga uga soo go'do ducadaadu.

Saacadaha ugu Fiican

Salaata subax horteed(Salaatulayl).

- ha ka quusan naxariista Ilaahay.


Ilaahay waxaan kaaga baryayaa inuu ku waafajiyo sida Khayrka leh


haday kaa dhabtahay. Tacliintaada iska wado. iskana ilow gabadha.Ilaahayna ka bari inuu kaa qaado jacaylka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar somaliyeed

Sunday, December 31, 2000 - 03:24 pm
waan ka xumahay arintan ku haysata, waxan anigu kugula talin lahaa inaadan aad isu raacin gabadhaas hadayna ku rabin, iyadoo ay tahay arin aad kuugu adag hadana isku day inaad nafta runta u sheegtid.waxaa laga yabaa inaysan khayrba kuu ahayn oo afadaadii agtaaday joogto, ee ka raadi meesha aad joogto. Allaha kula grab qabto arintaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liala

Monday, January 01, 2001 - 02:02 am
haah ilike it

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AYAN

Monday, January 01, 2001 - 04:04 pm
There are plenty fish in to the sea!!!!
please continua your education believe me women comes and goes but education won't go away. If she doesn't want you why waste your time? think about JECEL AAN LAGULA WADAN WAQTIGAAGA YUSAN KULUMIN. No one is worth quitting ur education for!!! peace and may Allah help you find the right women who will love u back regardless.
AMIIIIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MoNEy MaKeR

Monday, January 01, 2001 - 06:11 pm
50 shot in the air for my true somalian ppl out there:

here we go again--some nigga wake in the middle--of no where--saying i am in love--with some girl--who lives--in kenya--the worst part is--she doesn't love him--wat nigga--u most be clown--stupid nigga--can't understand how life--goes like--she doesn't love u--wat is there u don't understant--gabadha maku-jecesho ahbalyoo--so stop thinking of her--and go on living with--ur life nigga--do someaam for--your life--study--or f*uck around--i don't give a f*uck--all i get to say--is forget about that which--she cursed u i think---sixir--nigga u wit me--god help ur--miskiin soul--nigga--am out peace to all of ya--money maker--that is my name

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ossie

Monday, January 08, 2001 - 06:00 am
Cadnaan
Saaxiib horta Jacaylku wax yar ma'aha oo si dhib yar lagu ilaabi karo(I mean if ur love with her was da real one) Laakiinse waxaan ku odhan lahaa maadaama ay kaa fog tahay oo anaay iyaduna kula wadin sxb iska ilow (is hard 2 forget it) waxaanay qaadan kartaa mudo dheer(it may takes couple of years) ama laba todobaad maalin ayaana imin doonta aad ka boksan doonto.

Ilaahay hakula garab galo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bro.M.C

Monday, January 08, 2001 - 08:24 am
To Cadnaan!

Suaal: sideed ku jeclaatay gabadha aad sheegayso? Ma wax heshiis ah ayaa idin dhexmaray hadda kahor? mise waad iska jeclaatay iyadoon waxba kula wadin? waayo jacylku wuxuu ku aas aasmaa labo. qof na majeclaado qof aan jeclayn. waxa ku haya uma malaynaayo inuu jacayl yahay. Sababtoo ah qof ku leh kuma jecli, majeclaan kartid damiirkaagana kuma siinaayo. Marka waxaan u malaynayaa waxa ku hayo inuu yahay "crash" oo ah ka helid qofka ka helo isagoon qofna waxba lawadin. Kaasna waxaad ku dawayn kartaa adigoo naftaada runta usheega.

I hope you find my openion helpfull. and one more thing, you said you almost left your education because of this girl, is that all it means to you, I mean your education I don't think so.

take care!!!!!!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.