site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NINKII LA YAABAY ATM-ka!!!!!by QANCIYE

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): NINKII LA YAABAY ATM-ka!!!!!by QANCIYE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Saturday, January 06, 2001 - 12:02 am
SALAAN DHAMAAN!!!

Maalin ayaa waxaa dhacday nin aan waligii arkin ATM ayaa hotelkii uu degenaa maalintaa ka tagay. Hotelka waxaa kuwada sheekeysata soomaali aad u badan meeshuna waa Mombasa,Kenya. Ninkii markii uu townka marayey ayuu wuxuu arkaynin darbi taagan oo faraha un wax ku garaacaya ma uusan arkeynin mashiinka meesha ku yaaley darbiga un buu u jeeday.Ninkii wuxuu arkay un meel hoose oo lacagi kaso baxday line ayaana loogu jirey ATM-ka.
Wuu soo tagay oo uu usoo cararay inuu ragii meesha afka kuwada leyrinayey inuu arinta uu soo arkay u sheego. Markuu hotelkii soo galay ayuu yiri "Aryaadha anaguna mahaanaan roognaa nina anya darbi tuujiyey oo tuujiyeey aasow darbigii lacag sow tufay"


waxaan rabaa oo kale inaan idin oogeysiiyo lahjadaan ku sameeyey cid aan kali ahaan ugu danleeyahay majirto markaa si kale ha u badalina..

the one and only QANCIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dharbaaxo

Sunday, January 07, 2001 - 12:05 pm
nice sheeko qanciye lol

good job

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Monday, January 08, 2001 - 11:03 am
THANX DARBAAXO I'M GLAD YOU ENJOYED IT!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JINOOLE

Monday, January 08, 2001 - 11:40 pm
HEY QANCIYE THAT IS FANTASTIC BRO. I HAVE SEEN ALL YOUR STORIES AND MAN I CAN'T FAVOR ONE KEEP UP !!!!!!!!!!1111

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

F.......sa

Thursday, January 11, 2001 - 09:05 am
Nice joke Qanciye waad nawada Qancisey abowe.
Walaalo adiga soo ma'aheen inankii raadinayey inan ay dhashey Cadar M. Qoorxunyeer? if not please disregard this message. Email me if the answer is yes at fardowsa12@hotmail.com cuz I have good info....to share with u.
Thanx
bye

P.S. This is a Urgent massage only for Qanciye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.