site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CeeeeeeeL-BuuuuuuuuuR

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): CeeeeeeeL-BuuuuuuuuuR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Tuesday, January 09, 2001 - 02:36 am
ka raalli ahaada sheekada dheer.

Nin soomaali ah ayaa u shaqeynayey Carab taajir ah,

maalin baa waxa u yimid Carabkii oo ku yiri war faaraxow aan ku waso intaas oo lacag ahna waan ku siinayaa,
Faarax wuu xanaaqay waana ka diiday balse Carabkii oo lacagtii sii kordhinaya ayaa ku yiri " haddii aad sidaas diidday Aniga i was lacagtina intaas baan kuugu daray!
haddana Faarax wuu diiday,
Carabki ayaa fekeray oo ku yiri "yaa Faarax haddii aad sidaas diidday Xundhurta iga was lacagtina intaasbaan kuugu daray!
faarax oo yaabban-baa ku yiri "oo inaan xundhurta kaa waso oo keliya miyaad intaas oo lacag ah igu siineysaa"
Carabki: nacam"
Faarax wuu ka aqbalay Carabkiina dharka ayuu iska dhigay oo dhulka is bilqay, faaraxna wuu kusoo fariistay si uu xundhurta uga waso,
Nasiib darro markuu guska saaray Xudhurtii Carabka ayey dabadiisu kusoo aadday Guskii Carabka
Markaas baa la,isku duubay oo lagu gaddoomay waana laga xoog badnaaye si fiican-baa looga dhameystay,

faarax wuu soo cararay wuxuuna u yimid maqaayad ay soomaali kuqaxweyneyso asigoo qeylinayo ayuu yiri "waawareeeey adduunyo wey iiga dhaamaatay Sacuudigana sii joogi-mahayo;

Oday soomaaliyeed ayaa ku yiri "maandhow maxaa kugu dhacay?
Faarax: "waa la,i wasay"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Brother

Thursday, January 11, 2001 - 12:42 am
Looooooooooooooool!!!!!!!!
waar Ninyahow qosolbaa i idalaye Ninku muxuu isu Ceebeeyey uu afkiisa u qabsan-waayey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Monifah

Thursday, January 11, 2001 - 03:10 am
walaahi waa laga shaqeeyay
ninka...saas waaye,,,!nin hala waso !!

Wiil-10

Saturday, January 13, 2001 - 01:28 am
LOol!!!!!!!!!!!!!!!
waligey sidaan u qoslay uma qoslin war ninyahow halkee ayaad waxaan kasoo aruurisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yuusuf

Sunday, January 14, 2001 - 07:45 am
Reer baadiye baa tahay sheeko fiican meesha la imoow saqajaan yahoow waxaana adaa isku qoray qof kuqoslay maleh waa lagu fahansanyahay ee meesha qaniisnimadaada kal tag aduuba ahaa ninka lawasay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

annon

Sunday, January 14, 2001 - 08:19 am
c/buur, you are not funny at all.
don't write such stupid jokes like thisa.
if you thin it is funny, in nin somali ah laga taago waxaa u maleenaa in aadan adigana wax ka qabin in lagaa shaqeeyo. think about it b4 you write something like this next time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Sunday, January 14, 2001 - 11:36 pm
To. Ceelbuur.

Inkasta oon ka xishoodo, mowduucyadaan ookale, laakiin hadana waad iga qoslisay.

Waxaa kale oo sheekada ka cadaatay carabtu sida ay uqiyaano badan yihiin. Run ahaantii ka sokoow luuqada (xun), laakiin muhiimadu waxay ahayd in qiyaanada carabta la iska ilaasho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Monday, January 15, 2001 - 02:11 am
TO: Annon iyo yuusuf

waad fududaateen hana igu xad gudbina ee haddii ay sheekadu idin qancin weysay meesha ka taga anigu idinkuma qasbin inaad aqrisaane,
Annon saaxiib waad iga qoslisay markaad tiri "in nin nin soomaaliyeed laga taago"
haddaba sheekadaan iyo kuwa ka xunba wey dhaceen ee ninkii u arka inay qosol leedahay haku qoslo Ninkii u arka inay tahay wax laga murugoodana waa ragannimadiisa, ee yaana aniga la,i xagxagan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haji

Monday, January 15, 2001 - 05:42 am
This Bullshit, Waxaanoo kale cid ku qosleysaa ma jirtee meesha sheeko qurumkeedka meesha kala tag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Widhiidh

Tuesday, January 16, 2001 - 12:03 am
LOOooL!!!!!waaryaahee halkee baad ka keentaa
sheekooyinka qosolbaa igu dishaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anaa ku wasaa

Tuesday, January 16, 2001 - 01:03 am
what tha •••• is this ••••, and what does it have to do with reer ceelbuur!!
ya´ll i say to u, •••• this, dont bother it no moore, this mothafuckin ashole is a fuckin rasist!! i´mma kick ya ass stupido!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Wednesday, January 17, 2001 - 03:44 am
Waryaa axmaqyahow is nacay hadalkaada ka fiirso Ilaah-baan ku dhaartaye haddii aad i horjoogi lahayd gacan ayaan kuula tegi lahaa,

haddii aad rag wasto adigana waa lagu wasaa ee orod qurunkaada nagala dheerow wax iskuma falayahaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 09, 2001 - 10:08 am
hey get a life and stop saying all that becoz your impresing ceelbuur and stop using that name.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Monday, February 12, 2001 - 03:22 am
Qofna magaca Ceelbuur meel ugama dhicin haddii inaan wixii meel uga dhacayana ka celiyo ma,ahane anigu ma billaabeen laakiin xamaasadda iyo fahamka gaaban ayaa dhibaato ah, igana raalli ahaada haddii aan idinku qasbay inaad sheekada aqrisataan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maay

Friday, February 16, 2001 - 02:50 am
aad ayaa ugu qoslay waayo carabta ayaad caysay
in ay qaniis kabuuxaan somalidana dabada u dhigtaan lol lol lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lol

Friday, February 16, 2001 - 03:43 am
waar raggii soomaliyeed laga aqli badi
Looool!!!!!! U R Nr.one coz wax iga qosliyaba netka adiga uun baa arkay
dhegaha ka awdo waxa iska caytamaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Som:

Monday, February 19, 2001 - 01:51 am
Qosol badanaa

LooooolCeeeeeellbuuuuuuuur

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.