site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma inaan guursadaa mise waqti ayaan u baahanahay.....ila tali walaal i need your worlds...

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Ma inaan guursadaa mise waqti ayaan u baahanahay.....ila tali walaal i need your worlds...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

max

Tuesday, January 09, 2001 - 09:52 pm
waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku nool oslo norway....22 jir ah..kadib markaan waxbarashadaydii dhamaystay 1sano ka hor ayaan shaqo qaali ah bilaabay,..sidaan waqti dheer u kalahaayay sanadkan ayaa dhaqaalahaygii iyo noloshaydiiba is badaleen...gabar ayaanu is baranay aadna waynu isku jecelnahay dhab ahaana aad ayay u quruxbadan tahay waxayna igu riixaysaa inaan is guursano...aniguna waxaan dareemayaa inaan waqti u baahanahay...taas oo sababteedu tahay soo inaan nolosha marka hore dhedhemiyo miyaanay ahayn mise waan qaldanahay...sida maskaxdayda ku jirtana baabuur qaali ah ayaan doonayay waan helay...guri ayaan is lahaa iibso wali ma gaarin .....
hadaba walaal ila tali hadaad doonaysana halkaan igala soo xiriir maxajaam@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdirahman yare

Friday, January 12, 2001 - 09:40 am
Asalaamu Caleykum Dhamaan Inta Aqrisan Doonta Fariintaan.

Waxaan Ahay wiil Somaaliyed oo ku nool wadanka mareykanka gaar ahaan Magaada New York City,, Dadeydu waa 18 Years old marka waxaan u baahanhay talo waxaa i jecel gabar Somaaliyeed ana hada waxaan u soo jeedaa waxbarasho marka somaaliweynoo hala ila soo taliyo Qofkii ii hayo aaraa fiican igla soo xirii (kuus9@hotmail.com)
Bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sumayo

Saturday, January 27, 2001 - 04:35 am
Ila talida taga halkaas baan talooyika idiinku soo gudbin doonaaye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.