site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Reer Xamar fulay ahaa laakin sir badnaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Reer Xamar fulay ahaa laakin sir badnaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxaan

Wednesday, January 10, 2001 - 09:19 am
waa la idin salaamay waana ikan hee markale
sheekadaan iga hooya.

Beri baa tuug wuxuu helay nin reer xamar ah ama reer xamarka cadcad qof walbo suu uyaqaan ,ninka reer xamarka wuxuu marayay meel mugdi ah,tuugii wuxuu kafurtay reer xamarkii dharkii uu qabay iyo saacadii,macal kabahii wax loo daayay ayaa iska yar,ninkii wuxuu yimid gurigiisa isagoo qaawan naagtiisa ayaa banaanka uga hortimid naagtii waxay weeydiisay wuxuu laqaawan yahay wuxuu usheegay tuug inuu helay,oo dharkii laga furtay
naagtii ayaa tiri hay faraantiga waad xiran tahay oo lagaama furanee,,,,,isagoo naagtiisa iska gadayo ayuu yiri haaaaaay faraanti farteey kujiro maas fartiis saari karaa--------------
lol waxaan rajaynayaa inaad kahesheen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Naciimo

Wednesday, January 10, 2001 - 09:22 am
waaw thas was funny bro
l@@@@@@@@@@@@


waad iga qoslisiisay
thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANAS

Wednesday, January 10, 2001 - 11:02 am
FARXAAN

WAAKA HELAY THAT WAS FUNNY BRO/SIS

TAN MAQAL ADIGA

NIN REER XAMAR IYO GAAY REER WAQOOYI AA IS DAGAALAY, KAN REER XAMARKI WUXUU DHAHAA "QANIISTI KU DHASHAY WAS, KAN REER WAQOOYI FEERUU KUDAL DALOOYAA, KEE REER XAMARKANA CAAY UU RAAXADA UGA QAADAY, KACBAAY AA TAHAY, KUUNTADAA LAGAA CUNAA, HABARTAA MAROORKEED. ASNA FEER IYO JILIB AALAGA BADIYAY. MARKAASAA DADKI U JEEDAY AA WAXAY KU DHAHEEN WAR NACAS YAHOW REER XAMARKA AH NINKA IS KA CELI WUU KU DILEE. MARKAASUU REER XAMARKI INTUU SOO BOODEY UU WUXUU YIRI "WIXII GACANTIISA KABAXAAYI LEE MAA UJEEDAA, WIXII AFKAYGA KABAXOOYO MA UJEEDIDOOOOOOOOO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHEEREEYE

Wednesday, January 10, 2001 - 03:44 pm
TANNA IGA GUDOOMA
NACASKOO REER GALKACYOOD AH OO GARBO TAKABAAN AH AYAA XAMAR YIMID ISAGOO KU WARDIYAYA QOODHAA IYO XERADAA, QOODHAA IYO XERADAA, BOOWE BARI LAGA REYSAY, BOOWE BARI LAGA REYSAY.
WAA SOCOTAA SHEEKADAN MAR KALE AYAAN IDIIN DHAMEYSTIRAYAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaalkacayo$riddez

Thursday, January 11, 2001 - 05:21 am
khodhaa & xeradaa ninkaas meesha waxuu la soo shirtagay bal arag. walaahi baan sabaaxad raaxada kaaga dhigi markaas aan budh madaxa kaaga tumi.
mardambe waxaas hala imaan meesha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DJFocus

Thursday, January 11, 2001 - 05:34 am
This page is making mo sense now.

Becasue it says JOKE page and most of the messages are hardly any jokes. i like this one though, keep it up

But cut down Reer Xamar this, Reer Waqooyi that please people!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yuusuf

Thursday, January 11, 2001 - 10:11 am
farxaan saaxib waxaad tahay very funny mand mid kalan soo daa hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nadiifo

Thursday, January 11, 2001 - 07:00 pm
LooooooooooooooL@Galkacyo

U r funny man,,,,:) Now let me thank farxaan ,,,,,,thank U for telling us joke :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GabaReerXamaraati

Thursday, January 11, 2001 - 07:08 pm
Now Anas and farxaan,,,,,,,what's ur point? Ma waxaa idhaheeysaa reer xamar aa fulay ah waraa marabo in aan idin caayo waxaa u ektihiin dad fiican laakiin yaa la iscaanin ee sheeko ka sii qosol badan halkaan hala keeno ,,,hadda afkii lakala furo wuxuus noqday miyaa reer xamar,,,,,haye maxaa xikto usika ,,,,nin reer waqooyi iyo gabar reer xamar ah ayaa is shukaasadaa,,,lol,,,even though it happen,,,:)....I just didn't know what to say,,,,,anyway thankx guys let's not fight let's respect on eachother alright,,,,:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxaan

Friday, January 12, 2001 - 08:17 am
Anas taht was funny bro,dhamaan dadka kahelay sheekada waa mahadsan tihiin dhawaana waxaan sheekooyin kasii daran ee hasugi waayina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Batman

Friday, January 12, 2001 - 11:09 am
sheekadan waxay ku dhacday nin gaalkacyo ka yimid oo joogay xamar. sida aad ogtihiin reer galkacyo waxaa ku jira dad shoobare badan oo jecel inay wax walba ogaadan ama faraha la galaan arrimaha dadka kale. Ninkii odagaa ahaa waxaa uu jeclestay in uu dhageesto sheeko ay heysteen laba nin oo reer xamarka cad cad ah, iyokoo dhexda maraya sheekadoodii ayaa waxay ogaadeen in koo kor ka imaaday uu dhageesanayo sheekadoodii. markaa waxay isla markii u badaleen sheekadii iyogoo leh "yaakheey ma og tahay geel aa khamro ka dhergay! "haye" "kadibna maxaa ku dhacay geelkii?" waxaa weeydiiyay saxiibkii reer xamarka ahaa. waxaana uu ugu jawaabay " Eri carbeedkii xaafadda dhan aa isku soo baxay iyogoo geelkii ku leh, "AARKULIISTE UMBURIYAAKO", "AARKULISTE UMBRIYAAKO". Ninkii odagaa haa ee reer gaalkacyo intuu yaabay waxa ay nimanku ku sheekaysanayaan baa waxaa uu yiri isagoo sii socda " Qoodhaa iyo Xeradiin, Bal nimankaa waaweyn fiiriya waxa ay ku sheekaysanayaan" geelbaa khamro caba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jab-muufo

Saturday, January 13, 2001 - 07:15 am
Waan idin salaamay kulikiin.

ninkow reer wuqooyi ah ayeey gabar reer xamareeti ah isbarteen markaas
ayeey gabadhii saxiibkeed reerkeydii bartay intey
maalin casumtay reerkii oo dhanna hal wiil ka
maqnaa markaasu yarkii dhidid waaweyn kasoo daaday calaashan xishood uu gabadha reerkowda
uu ka xishoonayaa.Markaas ayuu maalin kabadhii
gurikoodi soo aaday lakiin nasiib daro waxaa
albaabka kafuray kabadha walaalkeed eesan
hore isku arag, Gabadha walaal keed wuxuu ahaa
nin aad u xoog weyn,markaa suu yarkii oo albaabka
karkaraacayo uu kafuray kadibna yarkii argagax
ayuu ka qaaday gabadha walaal keed markaas ayaa
waxaa yarkii laku yiri maxaa rabtay ? yarkii
wuxuu yiri war ninyahow waxaan raadinaayey oo aan
la`aa wadadii afgooye ee ma iisheegi gartaa markaas ayaa waxaa loogu jawaabay saaxiib ma wadadii afgooye miyaa inta kasoo kashay.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

THE TRUTH

Saturday, January 13, 2001 - 06:22 pm
WAXAAN AAD UGU XUMAHAY IN QAYBTAN ILA QOSOLKA LOO ADEEGSADAY DANO KALE OO KU TUSINAYSO JAHLI IYO DIB UDHAC IYADOO CAALAMKU MARAYO WAQTI LASOO AFJARAY JAAHILIYADA NOOCYADEEDA KALA DUWAN.....WAXAASE LA YAABLEH IN DAD QAARKII AY WELI DUMBEYSO JAAHILIYADII BAABISAY SOOMAALIYA ..
WAXAAN DAREENSANAHAY IN KUWII WANTEDKA AHAA OO XAMAR SOO XASUUQAY MAANTANA AY BILAABEEN DAGAAL CUSUB OO DHINACA NETKA AH... WAXAAN AMINSANAHAY DADKA ARIMAHAA WADA EE XUMEEYNAYA UMADDA REER XAMARKA EE MUSLIMKA AH IN LAGAARAY WAQTIGII AY DABARGOI LAHAAYEEN...REER XAMARKA WAA DAD ILBAXNIMO QOTO DHEER LEH, OO AAY DIINTA KUSOO GAARSIIYEEN SOOMAALIYA....

REER XAMARKA SHARAFTA LEH...


WAY KA SAREEYAAN IN MAGACOODA LOO ADEEGSADO MADADAALO,IYADOO AAN LA XAQ DHOORIN SHURUUCDA WAX QORISDTA EE INTERNETKA TAASI WAXAY KU TUSINAY
SAA IN DADKAASI MAANGAABKA AH EE XADGUDUBKA SAMEEYAY,INAY TAARIIKHDA LA SOCON...OO JAHLIGU INDHA TIRAY..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 13, 2001 - 08:17 pm
FARXAN SHEEKADA SAAS MA AHEEN SX. NIN REER XAMAR OO DAGNAAY SARIHII XAMAR WEYN AYAA GURIGIISII TUUGO IGU SOO GASHAY MARKAAS WAXAAY KA QAATEEN DAHAB IYO ANAABTIISII OO DHAN XATAA WAXEEY KA FURTEEN MACAWISTIISA IYO SHAATIGIISII. MARKEY TUUGADII BAXEEN AYAA DARISKII OO DHAN U YIMAADEEN MARKAASEEY KU DHAHEEN MACOOW MAXAAS KU DAARAY INTII SAA LAGUU DHAMEEYAY AA WAY MURUXAAGII? MARKAASUU KU JAWAABAY "YAA QEEY MACOOW MAXAA KA KASEESIIN WAXAA SUGAAY INAAS TAABTO KASTUUMADEEDA WALAAHI MADOORI MAAS MARAY AA LA DHIHI LAHAA"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CHINI

Sunday, January 14, 2001 - 06:47 am
WAA SAX SANTAHAY WALAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Istiraasho

Monday, January 15, 2001 - 07:37 pm
Bari baa waxaa ceel jaale marak aaday koox reer waqooyi ah markaas qaar kamid ahi walogood may araga koonfur maalinbaa waxaa lasoo fadhiistay maqaayad markaas baa cunto la dalbay midbaa dib u yara habsaamay ama soo daahay wuxuu yimid saaxiibadii oo cuntadii dhamyastay markaas buu ku yidhi waar maxaad cunteen ana aan dalbee kadib mid baa ku yidhi waxaan cunay Istiraasho markaas baa ninkii odeyga ahaa intuu gacmaha soo dhaqay ku yire kabaryeerigii waryee Istiraasho noo keen isagu wuxuu u qabaa inay tahay cunto markuu kabaryeerigii u keenay Istirashadii buu yidhi waar anagu kuumada diran tuwaalkii afka layskaga masaxay ee cuntaan kuu dirnay halkiibaana laysku qabsaday kadib waxaa kala saaray ninkii sheekada kadanbeeyay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 19, 2001 - 01:00 pm
fix iga daa yaaqay yaanan qosol udhiman

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 20, 2001 - 08:49 am
Adhiyahow in aad been sheegeyso ood sheekada nagu dulsameynayso waxaa cadeynayaa Reer Waqooyigu Ceel-Jaalle Goboladooda ayey ku lahaayenn ee marka iyo meel kalana mey tagi jirin.Nacnacada meesha kala bax cudur reer waqooyi la yiraahado ayaa kugu dhacye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diksi-baydhabo

Monday, January 22, 2001 - 09:42 pm
beri baa waxa jiray sadax dibjir, wey isasoo raaceen sadaxdooda mayaqaanaan si loo tugodo
waxay ku hor sheekeeysanaayen tugaan lagu iibiyo daraak, marka waxaa u yimit wadaad wuxuu yiri war inakeena anu ku soo tukanee daardan dabadeed mitbaa wuxuu hayay raashin mayalaa ki kale war raashin iska ilowe inkeena wey baxeen salaadii bay xideen kii dexe baa dhuusay kii keeska baa wuxu yiri uf waar naka daa kii kees ka kale wuxuu yiri hadad dhuustit mar dambe waa ku feeraa
wadaadkii wuxu yiri war salaada kabax wey kaa jabtay hada salaadii baa laku jiraa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dibjir

Monday, January 22, 2001 - 10:07 pm
bari baa oday istaagnaa bosteejo, asoo sugaayo bas, waxaa agtaagnaa ku yaroo cad oo food dheer markaa, mar walba odayga wuxu fiirinayaa inanka fooda dheer, kii fooda dheeraa intuu yaabay wuxu ku yiri odeykii maxaad ika eegeysaa, oday kii baa yiri maxaa kaa eegi lahaa waxaad u egtahay shimbir food dheereyd aa beri hore geed hoostiid kadaal uga keenay hade waxaan ka wadaa mid aan wasay 20sano ka hor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haaji

Tuesday, January 23, 2001 - 05:56 am
nin reer gaalkacyo ah ayaa yimid xamar maalin ayaa waxaa jirtay zab dad oo diris ah oo reer xamar ah marka markay qabaan muraad oo xoola la goowraco dadka way is caawiyaan marka naag la oran jiray ay maana ayaa caawinaysay dariskeeda oo karenaysay raashiin markii raashinka la sameeya ayaa misaajacdka laga soo waday dad oo culumo ah markii raashinka la keenay ayaa aymaano ninkeeda iyo ninkee reer gaalkacyo habargeder isla fadhiisteen hal saxan markaas ayaa ninkee reer xamarka ayaa waxuu ku dersaday saxankiisa besbaas markaasaa ninkee reer gaalkacyo oo qaatay dhinacii reerxamarka oo liinta iyo besbaaska ku darsaday markaasu ku yiri dhinicaga cun dhinacay ha soo aadin danbe. markaasuu kee reer gaalkacyo yiri ma habartaa iska leh. ninkii reer xamarka aad ayuu uwaynaa butac aw ahaa markaasay hadal isku celciliyeen ninkkee reer gaalkacyo aad ayuu caato u ahaa. ninkii reer xamarka ayaa yiri dhulkaa aa kugu daraa hadaad dhinacay taabatid markale ninkee habargeder ayaa xanaaqay uu yiri been habartaa markaasay isku soo duulen ninkee habargader talaafu ugeleyey ninkee reer xamarka markay labadaba is dhicin waayeen ayaa ninkii reer xamar u wacay xaaskiisa oo raashinka ka rinaysay ay maano ay maano, hee aboow ay dahday kaale ninkaan lukteesa iga bixi naagta way isku daysay inay ka bixiso markay ka bixin waysay ayaa tiri aboow lugtaan lug geed waaye ma baxeyso lool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamaraawi

Tuesday, January 23, 2001 - 07:00 am
Faradheer, markaad aragtid ma shaqeystaan, waxay yaqaanin xasidnimo markaasey reer Xamar xasidnimo ku sheegayaan maba oga in Faradheer ay reer Xamar ilbaxnimad u keenay. Faradheer oo laba maro wato iyo hoosgunti xamar yimaadeen, markaasa reer Xamar way ilbixiyeen faradheer, hoosguntigii iyo laba goodkii inta laga dhigay ayaa waxaa loo giliyey sarwaal iyo shaati. Markaas waxaan barnay Xalwo, Sanbuus, Bajiyo iyo Shushumoow waxaan u sheegnay in soor iyo canbuulo mar mar lee la cuno xamar. Faradheere ganacsi ayaan barnay laakiin Xamar markey ku soo bateen Xaar ayey ka dhigeen. Waryaa faradheer isku xishooda oo shiirkiina urka badan ka dhaqaajiya reer Xamar. Reer Xamar waa dad sharaf leh.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.