site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Magaalo

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Magaalo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beeleey

Thursday, January 11, 2001 - 12:46 am
Salaan kuligiin

Mar baa waxaa jiray macalimiin saaxiibo ahaa oo magaalo wada daganaa oo maalin kasta isla qaraaban jiray maalin bay ka jajabtay maanta markaasaa la isku raacay in maanta suuqa xoolaha la aado oo cidoo sig qabto oo wax gadanayso la raadiyo,nasiib wanaag waa la helay marka cidii qalayaal ee rabeen xarfaantiyaa booskii cariirsatay ok mid qale,mid maqaar siib,mid lafa jabiye,markii ay bilaabeen qalidii macalinkooyaa bilaabay jeebka ku uruursado cadadkii kii kaluu ku dhahay sxb adna markaaga wax inoo qaad macalinkii ma sugine cadadkii oo qeyriin afka lee ku gur kii kalaa dhahay loooooooool sxb qataraa tahay adiga yaah jeebkiiba waa ka dalacday dirito shaambayda looooooooooooool.bye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.