Miski (Public user) | Unrecorded Date Naag baa waxay tafsiirka qur'aanka ka soo maqashay in hadii labadii qof oo isqaba si xalaal ah iskugu tagaan, ay heleyaan ajar iyo xasanaad u dhigma adigoo kun gaal dilay. Markay guriga timi ayay waxay u sheegtay odaygeedii waxay soo maqashay, waxayna caadaysteen in mark ay rabaan in **** ay naag tu tiraahdo "Oow Shiikhoow kun gaal dilaanee"? Markaasuu ku jawaabaa "dilaanee, dilaanee". Odoyga oo inkabadan 20 sano naagta ka weyn, 70-kiina madaxa lagalay, oo u adkaysan waayey sex drive-ka naagta, ayaa maalintii danbe ku jawaabay "imood gaal oos seeftii Sayidnaa Cali dhameyn waysay, mugoo ani sheeladayda ma ku dhamayn karo". |