site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Aalko Minaraalo miyaa lagu sakhraamaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Aalko Minaraalo miyaa lagu sakhraamaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miskiin Wadaada

Monday, January 15, 2001 - 07:47 pm
Waxaa bari ka tegey waqooyi dhalin yar iskugu jira wadaado oo aan reer magaal ahayn iyo ciyaala suuq waxaa la tegey xamar waxay dhiganayeen jaamacada umada soomaaliyeed habeen habeenada kamida ayaa mid ciyaala suuq ah wuxuu soo iibsaday aalko minaraale waabiyo iska caadi ah laakiin qof kaan hore u aqoon wuxuu moodi khamri waayo xoor ama aysiid bay leeyiin qaar ka mid ah ciyaala suuqii baa waxay sameeyeen inay ku ciyaaraan mid ka mid ah wadaadadii kabid waxay yidhaahdeen waxaan waa biyo caadi ah markuu waxoogaa ka cabay ayay yidhaaheen waxay ahayd khamri markaas buu ninkii odeyga ahaa run mooday waxay kadhaadhiciyeen inuu hadalkiisii isbadaly sidii camal qof khamri cabay waxay ku dhaheen is qari oo cidna hala hadlin angaa u sheekayna cidii ku rabtee wuxuuna halkaa ku jirey mudo badan marka uu yidhaa haye hadalkaygu macaadibaa waxay yidhaahdaan may wali wax yar baa kuu hadhan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Wednesday, January 17, 2001 - 03:47 am
Loool! Sxb waad iga qoslisay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANAS

Wednesday, January 17, 2001 - 05:47 am
MISKIIN WADAADA!

SHEEKAD WAA KA HELEY, WAA SHEEKO CAJIIB AH. LAKIIN WAXAAN JECLAAN LAHAA, MAGACA BIYAH INAAN KUU SAXO HANA IGA XUMAAN. WAA: "ACQUA MINARALE" AF SOOMAALI AHAANA WAA "AAKUWA MINARAALE"

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.