site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Guur nin Qaldan ah & Gabar Reer Bayhabo

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Guur nin Qaldan ah & Gabar Reer Bayhabo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ziotom

Tuesday, January 16, 2001 - 01:25 am
Saaxiibayaal so dhawaada, hadaba wax xuman ah ha u arkin haddi aad moodey inaan qof u gafey bal maanan sam,eyn weyse jirtaa.


Waxaa jirey nin qaldaan ah oo darawal ahaa ninki waxuu lasaaaaxiib ahaa nin EELAAY ah, ayagoo joogo Bay, ayaa qaldaanki go'aansaqdey inuu guursado markaaasu ku yiri saaxibkisa waar Cabdoow maaad hablo noo raadisid oo aan ku xalaashesano, cabdoow gabar buu barey.

Ugu dambentii habeenki arooska ileen caado jirto gobolwalbo kaduwan kakale, marki gabadhi laso guurshey oo gabadhiqolka kaligeed fadhidey markaasuu qaldaanki irida soo garaacey,

Naayeehee yaakula jooga?

waxey ku jawaabtey Shaleedeey oo macnaheedu ah kaligeey, ninki dib buu ulaabtey waxuu is yiri cid baa lajoogto, hadan markaluu yimid yaaa kulajoogo sidiyo kale bey tiri Shaleedey wuu baxey hadana. markale sidi oo kale ninki wuu caroodey waaaberigi saaxiibkiis buu soo kaxeestey yuu yiri kaaley naagta soo arag ruuxa guriga ku lajiro oo dee dhaqan xumideena maxey tahey hablahamarka lidin kaguursado maxaaad ka daba socotaan ''WAR ILEEN BALAYO'' ninki saaxiibkiis yaa yimid guriga markaasuu garaacey yuu yirina yaa kulajoogo markaaseey tiri shaleedeey, ninki rer waqooyigi inuu xanaaqey buu yiri gaw kamaba baxa dee, kani maba tago al qaadkeen, markaas saxibkiis ku yiri ninyahoow gabdha xaleydhan kaligeed ba fadhidey meeshan iyadoo ku sugeyso adna meel cidlaaa duulka lawareegeysey. Ugu dambeyn qaldaankii oo yaaban baa yiri idhageyso cabdoow shaleedeey haduu yahey kaligeey aniga iyo inantaan nakala kaxee guurkina halkaasuu ku burburey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mabruuk

Tuesday, January 16, 2001 - 01:28 am
loollllllllllooooooooooo Zio nin yahoow wax iga qoslisiiyey ada u horeeyo shaleedeeeeuy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saransoor

Monday, January 22, 2001 - 12:16 am
wax fiican meesha kusoo qor hooyadaaa naasaha reerwaqooyiga faransiiska laheed waseeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 22, 2001 - 02:26 am
Walaal ha cay tamin wiilku sheeku un buu sheegaye maxaa meesha keenay cayda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garsoore

Monday, January 22, 2001 - 04:50 am
TO:Saransoor waryaa hee nin rag ahi macaytamo ee ninka maxaa hooyadiis kuu geeyey,aydiigoo kalana looma ogola`shaashada inay wax ku soo qoraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 22, 2001 - 06:37 am
saransoorkaagana mouyee surmoseegyahow saaqidka ahi maxaad wiilka hoyadii u ceydey miyaaney hooyo ku dhalin. Mida kalee maxaa isku keeney waqooyi iyo franasiis.Waar eyahow koorta lihi afkaaga xun hagaajiso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S.H.Z@holac

Monday, January 22, 2001 - 07:42 am
ha ha ha
sheledeya shuble ade,
wax iga qosolsiyo wey badan ada kamid ah.
ade na malaga shub dahaw ani shegee lee ani icayase anin mikidafow. luqun ale will xun kin gale adi hawarante>>>>>>>>>>>>>>>
holac

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.