site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

xasuus hore ee iskuuladii somaaliya

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): xasuus hore ee iskuuladii somaaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awoowe (Public user)

Unrecorded Date
sidaan kuligaynba xasuusano iskuuladii soomaaliya
waxaa jiri jirtay in laysu dilo sida qalin dhumey,
buug la xaday,iwm
kasoo qaad hada ka hor iskuulkeena oo ahaa 21octo-
bor ayaa waxaa dhacday in gabar laga xaday qalin
markaas waxay u sheegtay macalinkii.markaasna
macalinku wuxuu yiri yaa arkey qalinka gabandhaan.
markaasaa ardadii oo dhan is fiir fiirsheen oo
shib la wada yiri, markaas macalkiina wuxuu yiri
madaxa miiska saara.waxaadba moodaa sharci u yaal
ayagoon dhan madaxa miiska saara.
marka yaa dabaal ah oo duurka loo diraa anigana
aarsashaan ka danbeeyey ee maalintii kuxigtey
ayaan iri macalin waxaa la iga xaday buuk!
macalinkiina sharcigiisuu isticmaalay madaxa miiska........,inta kale dhamaystir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAJI (Public user)

Unrecorded Date
To:Awoowe

Bugta naga dhaaf nooh macalinka, annagaa waxaa na leedahay BIIBII aan been u sheegay,


Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaafia (Public user)

Unrecorded Date
Awoow ciyaal 21 october hadii aad ahaydd sanadkee ka baxday. Ma dugsiga dhexe baad dhiganaysay mise Dugsiga sare ee 21 october. Waan fahmaayaa inaad ciyaal waaberi ahayde dhinacee ka deganayd waaberi walaal?

looking forward to hear from you :-)

Take care bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaafia (Public user)

Unrecorded Date
Awoowe ciyaal 21 october hadii aad ahayd sanadkee ka baxday? Ma dugsiga dhexe baad dhiganaysay mise Dugsiga sare ee 21 october? Waan fahmaayaa inaad ciyaal waaberi ahayde, dhinacee ka deganayd waaberi walaal?

looking forward to hear from you :-)

Take care bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
Salama..

Awoowkiisa..wiligaa adi ma lagu dhahey "dhagaha" qabsada for one consencutive hour lol...Hadii aad taas sameysey..madax miis saar waa ka qalin jabin laheed mise..hadii wiligaa kuga dhacdey "washamsi" lol..though ani wiligey ma la igu qaadin. Duqa..walaahi kii dhabarkaaga fiiriyo maanta wuu kaa nixi lahaa miyaa..ma kasoo baxdey karbaashkii mise.."west" aa daawo sida "viagra" camal u masaajeesay lol..

Soo bari macalinka...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayeeyo

Unrecorded Date
to awoowe
adiga ayaa ciyaalka buugagta iyo qalimada
ka xadi jiray tuug

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.