site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Rumeyso waa rune...... Oo waliba aadku qoslidoontidee!!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Rumeyso waa rune...... Oo waliba aadku qoslidoontidee!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wariye

Thursday, January 18, 2001 - 01:25 am
Runtii qisadan waa qiso dhaba oo ku dhacday nin saaxiib aan nahay oo soomaali ah.
Qisadan sidii aan xusay waa dhacdo dhaba, waxaadna layaabidoontaan sida ay u dhacday yaan hadal idinku daalin ee aan bilaabo sheekadii oo kooban waatan.

Ninkan sbxka aan nahay wuxuu ka yimi Somaliya wuxuuna u socday Ethiopia, markii uu ka dagay Adi-sababa ayuu ka soo dagay goor xabeen ah wuxuu raadiyey Hoteel si uu u seexdo xabeenkaas, Serve-ka ah ayuu u tagay... Waxayna siisey furikii oo tiri "Qolkaas dag".
Ninkii qolkii ayuu furtay, in yar kadib baa nin Ethiopian ah la soo dagay qolkii, markaas buu yaabay oo yiri maxaa dhacay ee aad iila soo dagtay markaas buu yiri meeshan maxaad mooday yurub oo qof walkaba qol la siinayo...

Ninkii isagoo yaaban buu yeelay... Markaa baa waqtigii hurdada aheyd la isku diyaariyey si ay u seexdaan ninkii somliga ahaa baa dhalkii damiyay
kii Ethiopia ayaa qeyliyay oo yiri "war nalka lama damiyo ee daa nalka" kii somaaliagi ahaa ayaa xanaaqay oo yiri "war seen u seexanaa, hadii aan leerka ladamin".... Dod dheer ka dib ninkii Ethiopiankii ahaa ayaa yiri "Sheydaan aayaa noo imanaya, hadii aan nalka la damin... Ninkii soomaaliga ahaa ayaa yiri aniga ayaa sheydaanka aad sheygeyso kaa dhicinayo... Ok warkii oo kooban.

Waa la seexday saacado ka diba baa ninkii Ethiopiaankii ahaa ayaa kacay oo duunji sariirta hoosteeda ugu jiray la soo baxay, kadibna xaajadiisii ku gutay... Ninkii somaliga ahaa baa ur dareemay oo soo kacay, kadibna nalka inta uu daaray "War maxaa uraya" kii Ethiopiaankii ahaa ayaa yiri "Waxba madhicin ee xaajo unbaan gudanayay"... Ninkii somaliga ahaa ayaa urkii inta uu raacay sariirta hoosteyda duunjigii oo buuxa ka soo saaray oo yiri "waa maxay waxa kani".

Marka walaalayaal irimahan iyo kuwo ka xun ayaa ka dhaca Ethiopia sida: Nagta oo jidka socota, hadii ay kaadi qabato waxay kala jiidaysaa lugaha oo iyadii oo taagan sidaa ku kaadinaysa jidkii dhaxdiisa. Leeraarkana ma damiyaa xabeenkii iyaga oo u aan naynaya in uu sheeydaan dilayo IWM. Qofka Ethiopiaanka ah xabeenkkii ma galo mushqusha...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

~Kusseey~

Thursday, January 18, 2001 - 12:27 pm
Wariye ok

meeshaan waa isla qosolee ..sheekadaan yaabka leh maxeey qosoloo leedahay ma ii sheegi kartaa??

I honestly don't it funny!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.