site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhibka murqaanka

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Dhibka murqaanka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waa sheeko dhacday wiil ayaa jaad cunay wuu ku
murqaamay wuxuu soo galay qol hotel oouuku ogaa
gabdho uu yaqaaney wuu soo galey wuxuu arkay
gabar huruda? gacanta ayuu ku bilaaabay markuu
dharka kadhigay ayey gabartii toostay waxay way
diisay maxaa jira wuxuu yiri shaqo yar ayaan
dhamaynayaa waxay dhahday mahaysataa protection.
haa buu dhahay wuxuu soo qaatay bac oo wuxuu ku
xirtay ????? waad fahmaysaan shaqadii ayaa bilaa
batay bacdii ayaa lawaayey gabartii dhaqtar ayaa
lageeyey waxaa la waydiiyey maxaa kugu dhacay
waxay dhahday waan jiiftay kaadi ayaa iqabatay
musqusha ayaan aaday ???kaadi waa iga soo bixi
wayday markaa makasaayo wax jira ee raadi??????????waa yaab

thanks have fun///
by magan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bbc (Public user)

Unrecorded Date
war idinka taas aa ka hadlaysaan aniga anigoo qayilsan oo macawis xiran aan musqul usoo baxay
ileen waa marqaan sanahaye saan usocday aan albaabka ka baxay musqushuna gudaha ayay qolka ugu taalay
intaan jidka sii socday baa macawistii iga dhacday
kadib anoo yaaban oo isleh aaway musqushii oo
meeshii jaadka ku dhow aa arkay dad qoslaaya markaan hoos fiiriyay mise waa beertii janaale
iyo mooskiisii oo qaboowsaday sidii baan qaad cusub oo kale ku soo qaatay si aan marka danbe dharka dhan udhigo ggggggggggggggggggggg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhalfo (Public user)

Unrecorded Date
to bbc waad mahad santahaylaakiin waad isku
daadisay sababtoo ah gurigaaga public house ah
ee plisbury kuyaal qofna magalo wuu uraayaa
eeka waran qalanjada aad dariska tihiin ee
hendhikaabka ah haaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
seyaby

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxarla (Public user)

Unrecorded Date
salam
dear Bbc ...walaal I am realy sorry for what happend to you and I guess you should be too ...that little incident is nothing to be proud off besides if you were realy thinking U would have stoped qayilaada since than but what can I say... hope you use your brain soon...good luck Bro
wasalam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

g-gode

Unrecorded Date
saaxiib waa mahadsantahay balse nasiib daro sheekada aad halakan kusoo qortay meel bay ladahay next time be carefull

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.