site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GUURKA QURBAHA

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): GUURKA QURBAHA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Magan (Public user)

Unrecorded Date
wiil ayaa gabar jeclaa waqti badan ayaa lasugaayey
aroosgal waa sheeko run ah oo ka dhacday dubei
waa waqtii aroosgalka aroos wacan oo wanaagsan
markii dadkii ukala tageen biloow iyo shaqo guri
wiilkuwaa bikro ???gabartu maaha sariirta ayaa la
tagay shaqo wacan haaaaaaa?????///?
wiilkii waxaa ka imaan waayey
wixii ragu ???????/dhaqtar ayaa looqaaday
ninka geedkiisa waxaa xiray shahwo duqoowday
waa laqalay??? tani waa cashar wiilasha ah
iska ilaaliya gaar ahaan carabta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

124 (Public user)

Unrecorded Date
saxiib waxa uu ujirada wiilka naagta ayaa
hore loo miiri jiray oo ajinabi sida jamaykaan
ahahahahahahahahahahahahaqhahahahahahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool (Public user)

Unrecorded Date
To Magan and 124,
If you don't have anything better to say just don't say it cauze you will just make an ass out of yourslef. Like the way you just did now!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOTT.BIID XAAR (Public user)

Unrecorded Date
MR MAGAN MA ADIGA AYAA CAWAAN AH MISE SOMALIDA AYAAD MOODA INAY CAWAAN YIHIN II KALA SHEEG MIN FADLAN?
WAXAAD SHEEGEYSO WAX KA JIRA MA JIRO SABABTANA WAXAA JIRA WAX JANUUB LA YIRAAHDO SEEGO IWM WELI LAMA SHEEGIN NIN SHAHWO KU DUQOOWDAY-EE MIN FADLAN WAX KALE NOO SOO SHEEG..
WAXAA LAGA YAABA INUU AHAA RAGGA BIYAHA KU DAAHAN IWM...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Magan (Public user)

Unrecorded Date
akhyaaray raali ahaada hadaad ka mid tihiin
raga shahwadu ku daahday saaxiib ninkaas
wuxuu ahaa nin shahwadu ku gaboowday aan wali
arag naag gabar waxay ahayd mid aanseexan
nin la aantii??????????????? haaaaaaaaaaaaaaa
arintu saas ahayd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To:Magan
Magan maxaa ku waalay^? waxaas qoslana malaha see kaa noqtay!!bal horta welgii ka
fiirso waxaa qoriysid qosol iska dhaafe macno xitaa ma sameynaso marka qof weeyan oo
ixtiraam leh oo kale u dhaqan!!!!!! waxaan oo kalna waqtigaa ha ku lumin!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suri (Public user)

Unrecorded Date
to anonymous duqa adiga say kaatahay
majire aad tahay ee i wasaaaaaaaaaaaa
uhhhhhhhhhh ahhhhhhhhhhhhhhhhhhh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar (Public user)

Unrecorded Date
To magan.
You are my sister and I don't hate you because you wrote un traditional article on the internet. Because I love you as a somali sister. As a student who took psychology I can understand your problems. I'm only 18 years old and we can understand each other. If your age is somewhat similar to my age, email me at dalmar22yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamaalll (Public user)

Unrecorded Date
dear magan and others:

waxay magan sheegtay waxbaa ka jira idinkuna kuwiina dhaliilayaa xaqbaad u leedihiin inaad araktidiina cabairtaan sida iyada oo kale bal u fiirsada gabaygan aan ka soo dhegay cadhays ciise:
sidii wiil aroos ahoo
loosoo alalag yidhi
aqalka haddii la tagey
amuurtii ku agbirayd
awoood kari waayayoo
abbayna ag taagan tahay

hadaba anigoo aan dhamayn saarka magan ta ay shegaysaa waa taas oo kale

waxan jirey timacade gabay uu tiriyey oo ay ku jirtey arintas oo kale

lol..lolll magan

runta qaarbaan dadka jecleyn
byeeee alll

x

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Unrecorded Date
To Magan
Ma waxaad ula jeeddaa sheekada in dhallinyarada ay iska ilaaliyaan taasoo kale oo ay zinneystaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Unrecorded Date
To: magan
Waxaad sheekada meesha ugu soo qortay waxa aad ula jeedaa miyaa dhallinyada in ay zinneystaan?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maweel

Unrecorded Date
by maaweel
yo! people your somalia language writing is trouble, so please do something about it, to tell you guys the truth I do not get your points.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO maweel

man you need study your languge then talk.
you dont belong english not even you are mom.
'' as whole''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Magan saaxiib amayba adiga kaa taalaa oo aad u baahan tahay in isbitaalka laguu qaado?
hadaadan awoodin lacagta waa laguu aruurine nambarka bangiga soo sheego.

Hadii kale runta iska sheeg , oo waa lagula taline ee maadigay ku dhacday?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.