samiira | Wednesday, January 24, 2001 - 04:26 am waxaan jeclahay inankan heeso oo sawaradiisa darbiga iigu dhajisan yihiin,balse waan soo naci rabaa sababta oo ah wiil kasta oo soomaaliya iska doondoono in uu ulabisto iyo in uu usamaysto tintii iyo garka iyo shaarbada sidiisa kale so please stop doing like him. |
Anonymous | Wednesday, January 24, 2001 - 05:33 am HEY SAMIRA! I DON'T LIKE TO DISRESPECT ANYONE SPECIALLY GIRLS, OR LADIES, BUT I JUST WANT TO TELL YOU, THE TOPIC THAT YOU 'VE POSTED DOESN'T BLONG TO HERE MEANS THIS FORUM, COZ THIS IS ILAQOSOL OR JOKES FORUM. BY THE WAY WHO IS GREAG DAVID? IT IS POSSIBLE THAT I'VE SHAVED MY GAR & SHAARBO THE SAME STYLE THAT HE DOES, OR I WEAR THE SAME SYLE OF CLOTHING THAT HE HAS, BUT THAT DOESN'T MEAN THAT I AM COPYING HIM. LET ME PUT IT TO THIS WAY WHERE DOES THIS STYLE CAME FROM ORRIGINALLY? IS IT HIS, SOMETHING THAT HE CAME UP WITH OR HE HIMSELF COPIED FROM SOMEWHERE ELSE. THAT ALL I HVE TO SAY FOR NOW. PLS ACT LIKE GROWING UP WOMAN, I AM SURE YOU ARE ONE. HOW DO I KNOW? COZ YOUR TYPINGS OR WORDINGS. TAKE CARE NOW, SORRY IF OFFEND YOU |
jabril | Wednesday, January 24, 2001 - 05:34 am samiira i like listening to graig david's music too, it is really nice, but hold up the style graig david have, his hair, mustash, beard it is not his style he probably copied from some one esle, so let the brother copy to look good 4u |
ismahaan | Thursday, January 25, 2001 - 01:35 am to;sameera waa runtaa oo waan kula arkay tan haduu uu koo biyay graig david iyo hadii kale wiilashan soomaaliyeed maxay ugu wada bateen this style iyagoo timahii jeel soo mariyay sidii dhooqadii oo kale, sidii jamaykaanka gabdhohoodii iyo iyagii oo is kaga darsan yihiin xiliga sumarka iyo winterka dharkooda waxaad arkaysaa samarka oo ay gashan yihiin funaanad wayn iyo jaakadaha qabowga,winterkiina ay gashan yihiin surwaal qafiifa oo dawada hoos teeda laga xirayo iyo funaanad iyo jaakad samarada loogu tala galay xiran marka timaha sidiisa u soo galoosha ama iska daaya. |
Anonymous | Thursday, January 25, 2001 - 05:41 am Waaryaa/ Nayaaa it is Craig David not- garaig okay. 2 samiira n ismahaaaan you 2 r sad bitches.. stop that nonsese. u can neva get with craig david cous ur just littl somali refugees. stop dissing inamada somalida couse ur fat somali buts r only gonna end up with them. Go learn how dress u sad xaliimoyin.. Adios |
manaxe | Thursday, January 25, 2001 - 11:19 am Ku ISMAHAAN Walaa LO af soomaliga miyaa lagaa soo iibiyey adiguna Samiiraay maxaan kuugu abaal gudaa ma DALFO lagu daray SUBAG mise MALAAQ mise wax jiliicsan. |
mss graig david | Monday, January 29, 2001 - 02:27 am war heedhe miyaad xanaaqdeen waa idin kii surwaalka holaf sanaaye tan kale idin kaaba jir u haynin surwaalka soona barta sida loo labisto waa idinkii caatada banaayeedeene mana lagu jiro waqtigii aad cayilka ku caayaseen gabdhaha aniga ahaan waxaan leeyahay jir dhisan u can't dream mana helayo ninaan u qalmin ama soo koobiya labiska ama iska daaya. |
Anonymous | Monday, January 29, 2001 - 05:04 pm who the hell is that? you london people are wack still!! |
PreTty. | Tuesday, January 30, 2001 - 11:15 am LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@@@@@@@ WHAT A JOKE...HEY GIRL THE NAME IS CRAIG DAVID.....NOT GRAIG DAVID LOL HOW FUNNY ARE U ...ANYWAYZ B4 U THINK ABOUT GETTIN' WITH MR DAVID MAYBE YOU SHOULD TAKE SOME MORE ENGLISH LESSONS ....AT LEST SPELL HE'S NAME RIGHT.. ANYWAYZ U GAVE ME BARE JOKES. |
TAMIA | Monday, February 05, 2001 - 07:06 pm jibriil am with ya man bro sister i luv craig david not graig david , n got all his posters n albums n i recond he is a hunk but guess what i'll tell my boy to do the same style of beard n mostash coz it's gonna make him cutter for me wake up sis that doesn' belong to him it used to exist before he was born dal jaaw. |
caasho | Tuesday, February 13, 2001 - 08:08 am TO evrybody I am in love with a guy that look like Greig david he works in albarakaat in northampton he is sooooooooooo sexeeeeeeeeee |