AJAKIS | Thursday, January 25, 2001 - 01:53 pm waraa waxtaramiintaan oo bogii qosolka ku soo qoraayo sheekooyin madax xanoon laga qaado waa maxay?. ku kasta ooliya burshatadii aa ka badatay markaasuu labba ingriis suuqeed iska tuuranaa incase laacib waaye ladhaho. shaxaarinimada nagadaa , hadaad shactira heynin shallanbood wax ka dhacay anaga waqtiga hanooga cunin.DOORO HADIN KA TILAAB SATEE, GEED QARO KASOO DHAC OO BUR BIYO AH HA LAGU DAQREE. |