XABIIB SHARAABI | Friday, January 26, 2001 - 06:24 pm XAMDIYEY XUL AA TAHAY IYOONEY XALAAL AAN LA HELEYN. XUMAAN BADAN AA JIRTA EE XAARAANTA KA DHOWRSO. XANUUN KUULAMA RABO EE XOOLAHAAGA ILAASHO. XALAASHAADAAN AHAY EE KAALAY OO XANUUNKA IIGA ILAALI. XAB XAB BISLAADAY AAD TAHAY EE KAALAY OO XAWADKAAGA ISAAR. XOOLO IYO XAQUULBA ANIGAA KUU HAYA EE ABBAAYO XAASHAALILAAHIYE MA I XABUUBSATIDOO. |
Cigaal | Sunday, January 28, 2001 - 11:59 am Qodheeya xeradey waa nin belo. Wallee waa taas meel cidla ah leydinkaga tegey qoriga intaad la ordeyseen. |
XABIIB SHARAABI | Sunday, January 28, 2001 - 12:03 pm Bilaayo iyo baasba adaa eh oo beertaas ku jirtaa ............ Baahalyahow beebeenta ku nool. |
Caliyaalo | Sunday, January 28, 2001 - 12:09 pm Arwaa ku sugay, Arwaa ku sugay, laa ilaaha illallaahu. Ar u celi mar kale, ar u celi, Abtiyoow mar kale u celi. Yaa waxaan kasii jeclaay inaad dhahdo DUGAAG YOHOW DUURKA KU NOOL. waa mahadsan tahay xabiib. |
Cigaal | Sunday, January 28, 2001 - 12:12 pm Qodheeya xeradey waa nin belo. Wallee waa taas meel cidla ah leydinkaga tegey qoriga intaad la ordeyseen. |
gaadaale | Tuesday, January 30, 2001 - 07:33 am maxey ka hadlayaan balada ma af somali bey ku hadlayaan. |
XAMAR LAAYE | Thursday, February 01, 2001 - 05:31 am ...........XAWADKAAGA ISAAR.................. afka sinool ugu hadal wax yood moodid inaad ka soo hadleysid meel lagu aasay.WAR MA MACSARTIIBAA SIDAA KAADHIGTEY ALLEELEHE ADIGAA KHIYAALI KU NOOLAH XABXABYOOW BIS.... WAR MA FUDADA AYED KA BISLAADEY KOLEY MEESHA XUN AYAAD AMAANTAANE. |
XAMAR LAAYE | Thursday, February 01, 2001 - 05:33 am ...........XAWADKAAGA ISAAR.................. afka sinool ugu hadal wax yood moodid inaad ka soo hadleysid meel lagu aasay.WAR MA MACSARTIIBAA SIDAA KAADHIGTEY ALLEELEHE ADIGAA KHIYAALI KU NOOLAH XABXABYOOW BIS.... WAR MA FUDADA AYED KA BISLAADEY KOLEY MEESHA XUN AYAAD AMAANTAANE. |