Isma lure (Public user) | Unrecorded Date " Hadal yar iyo howl badan" DON'T Add a Message! Come up with your Own. |
MASLAX (Public user) | Unrecorded Date BULSHO!!!!!! BILE WHAT ABOUT THIS FOOL? |
Gobonimo (Public user) | Unrecorded Date "Somalia, Ha Noolaato" |
Kacaan (Public user) | Unrecorded Date Nin Qabiil Aamin San Qaran Ma Dhiso! |
Cc012 (Public user) | Unrecorded Date farkaliya fool madhaqdo somaliyey gacmo wada jirbey waxkuqabtaan bye faisalyare |
Isma lure (Public user) | Unrecorded Date Waa la isku soo noqon wixii nool aduunyada! |
Mr Cool (Public user) | Unrecorded Date Mr Cool The world is full of fools! Isn't that beautiful? God Bless all the fools! "Aamin to that"! |
AAYOW (Public user) | Unrecorded Date YARAANTA MAA LEEKU YISAA ANI WAA YAA YAABAYEE |
Rageedii (Public user) | Unrecorded Date to Mr Cool "goormaa laga tagay warkaas!" Soo baro luqadayda gaalo raac yahow. |
Shire (Public user) | Unrecorded Date "xumaanteeda iyo samaheedaba somaaliya somaali baa leh" |
Ma ogi (Public user) | Unrecorded Date to: Mr Cool So, you're one of the fools! |
Mr Cool (Public user) | Unrecorded Date To Rageedii, Get over yourself! Luqad aa leedahay mesha mataalo "Koyto waaxid"! To Ma ogi, What is wrong with beeing a fool?! |
Raxiima (Public user) | Unrecorded Date Waa runtaa kacaan nin qabiil aaminsan waligiis heerna xitaa ma gaaro,qarannimo iyo waddan iska dhaafee. |
Anonymous | Unrecorded Date to kacaan Qaran Qabiilaa kawayn Qabiil la aantiis qaran maka dhismaayo somalia ilaah muxuu yiri wajacalnaaku shucuuban waqabaaila laakiin ilaah ma dhihin qabiil isku dila ee wuxuu yiri is ku aqoon sada |
Saanmiya (Public user) | Unrecorded Date somaaliya ha noolaato, umad yahay umad yahay qabiil iyo qaranimadu waa laba bulsho ______bille waz up whith that fool? |
Zaki (Public user) | Unrecorded Date HA HAA HAAAAA you are so funny Saanmiya. NINKAAD ISKU DAN TIHIIN BAAD ISKU QABIIL TIHIIN. Taasna hala ogaado. by zaki. |
FAYNUUS (Public user) | Unrecorded Date SALAAN DHAMAAN GOBONIMO WAA LOO DHASHAA. NIN AAD TAQAAN YAATAHAY LAMA YIRAAH. IYO TAAN UGU JECLAHAY TALO WALAALKIIS DIIDO WUU TURAN TUROODAA. NABADEE |
Daanishka (Public user) | Unrecorded Date Icun ama aan ku cuno waa la calaanjiyaa Ideey iyo ku deeynmaa waa is diirdiirasho Xaa ii fiiree, xaa ii dhaajee aa dhaanta! waz up whith that fool? Waarimaysidee Wer hakaa hero! Rag horaa yir. Soo daa adna. |
Jini (Public user) | Unrecorded Date "Afdaboolan dahab waaye" soo socda dhalinyaro till next time on my shoes |
Candhaf (Public user) | Unrecorded Date Caalamka waxaan ugu necbahay gaalo jacayl!! (e.g Mr Cool, ...) |
Mr Cool (Public user) | Unrecorded Date Candhaf, So feeling better now! Say more.... |
Anonymous | Unrecorded Date What are you people talking about? I don't get it...... |
Kacaan (Public user) | Unrecorded Date "Jug Jug meeshaada joog waaye, i Jiid aan ku Jiideena gacmo daalis waaye!" Soo bood baro waa tanaa |
Wadani (Public user) | Unrecorded Date "Dhalin kacaanoo dhiiran baanu nahoo" |
SUHUUR (Public user) | Unrecorded Date "Rag waa kuwii hore, Hadalna waa intuu yidhi!" Maxaad haysaan ppl? |
Laascaanood (Public user) | Unrecorded Date To:all bacaadka qoor saghaarada ka daa |
Kaasa (Public user) | Unrecorded Date Luuq luuq marow, laasin laamiyuu ku soo dhacaa!!! |
SAMAJECEL (Public user) | Unrecorded Date NINKI DHIIG LAHOW KAC. Wixi dhiigkujirow shacabka sidan u dhaan |
Taamia | Unrecorded Date Nimaadan dhalin ku ma dhalin!!! What is wrong with dat fool? |
beyra | Unrecorded Date if the vagina has theet many pens will be sleep in hospitals |
Waryaa | Unrecorded Date Salama.... "Soo Joog Ninkii Laga Waayo, Soo Jiif aa Laga Helaa!" Ii sug bo, inteena, mid aaba ii dhimanee, see camal igaarka. Dag-dag badnidaa macalinka/mata: "Dooli Wadkiisa Galoow Shaarbo Makulaal oo Ku Ciyaraa!" Ar-adi see camal, intee ii orodsinee. Midaan lee bas, tan bas aan ku turaa: "Af-dal dalmo, Dhareerkiisa oo Xaqaa!" Quite Peace::: |
Xarshin | Unrecorded Date Dhalanyiro. dhaliyaro soomaali waydhaaratoo dhawaaqa dhulkooda ayay dhiiradeen. dhalin iyo dhalaan waayeelka dhul sugay waan wada dhan noo waw dhimanaynaa dhulka yaga. Dable dhaarsan ban ahay xoogi dalkaan ahay cudud aan lamarin iyo waxaan ahay dugsi adag waxaan ahay waran wax dila. dabkoo ololayaan dalaq idhaahdaa. wadnahayga dalawgiyo mayaqaana digigixa, daafaca dhulkaan ahay diintaan ku dhaartee qalbi daacadaan ahay |
NeefoowKaniini | Unrecorded Date EELAAY WIIQ TOL MA LEH TUUGEEY KHALATA TOL MA LEH !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! |
Shaxshaxleey | Unrecorded Date Waxaan uu maleeynayey carab injiray inay tuugada khalatee, gormay sheekada isbedashey???? |
Anonymous | Unrecorded Date Af waa kane may liki aamee |
SUHUUR | Unrecorded Date Tumoow ma taqaanee waa la tuugtuugaa! Iihi... |
SUHUUR | Unrecorded Date Tumoow ma taqaanee waa la tuugtuugaa! Iihi... |
uf | Unrecorded Date Soo bood bood bara waa tanee!!!!!!!!!! |
ABUU | Unrecorded Date ABUU Soomaaliyeey toosooo soosoo isku tiirsda ooo..... kusoo dara aqyaarta maxaa sugeeysaaan |