site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Deero ka hal qaad--------Do some thing!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Deero ka hal qaad--------Do some thing!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soo soco (Public user)

Unrecorded Date
I have chalange for those who talk the sick world of private confessions.

Here we go.

dhalinyaro waxaan idinka codsanayaa in aad ii soo qortaan waxyaalaha aad maqasheen kuwa ugu xiisaha badan sida maahmaah ama hadal qof yiri oo shaactiro leh (the funniest quotes you've ever heard)

ps: no poop talk (xubnaha asturan ee shaqsiga)

waa kuwan waxyaalo aan soo koobay.

1--"adaa qoysanayee yaa kuu xiiraya"------adi kaligaa maa isu malaysay in aad dadka u xiirtid!

2-"kaadi badane waa loo gogol badiyaa"------aroortiina asagaa dhaq la yiraahdaa!

3-"Madax meel ka saraysa oo la taabto ma jirto"---oo haddaan koofiyad qabo ka waran!

4--"Gari labo nin kama wada qosliso"-----oo haddaa ma labo naagood bay ka wada qoslisaa! Maya.

5--"Shimbir maalin bay dab qaaday, maalintiina buulkii hooyadeed ayey gubtay"-----Buuga recordka aduunka qisadan laguma hayo, Sorry...impossible?

QOF WALBA U FURAN---- HA IS MARTIYEYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa (Public user)

Unrecorded Date
Salama..Soo Bood Bood lol..soo soco waa lagu salaamey...

"Acoow, Halkeed baad u hoyadaa"?---------Ninkii gam ayaa sariir gogladee go'eyga dhigtaa jaqaafada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Magan (Public user)

Unrecorded Date
to soo soco oday duqdoo is qaba ayaa isqabtay
waqti badan ayaan laysla jiifan maalintii
danbe awbaale aa is hayn waayey gabar uu dhalay
uu u yeeray uu ku dhahay hooyo u tag waxaa
ku dhehdaa aabo wuxuu rabaa inuu war qadqorto
ee mashiinka arjiga lagu qorto iisoo dhiib
waxay dhahday bax aabo usheeg mashiin qad cas
ayuu qoraayaa runtii duqa ay ku dhibaysay
ee qadka cas majiro,laba bari kadib aa duqdii
laqabtay cunigtii ay uyeertay orodoo aabo
usheeg mashiinkii qad madow uu qoraayaa
duqii ay u imaatay abo hooyo aa ku dhehday
mashiinkii qad madoow uu qoraayaa duqii wuxuu
dhahay hooyo usheeg gacanta aan ku qortay
duqdii way xanaaqday ahhhhhhhhhh ?????
hadii aadan fahmin qadka cas waa caadada dumarka
gacan qorashaduna waa siigaystay waaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxarla (Public user)

Unrecorded Date
good one Magan you realy made me lol keep it up
and take care!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Magan (Public user)

Unrecorded Date
mahad sanidiin dhamaan dhalinta somaliyeed
salaan kadib ila arka sheekadan
hada ka hor laas fileeti waxaa ka dhacday
laba nin oo waalan ayaa waxay rabeen inay .
fakadaan waardiyana waxaa saarnaa laba nin oo
reer waqooyi ah oo ku cusub shaqada sida caadiga ah waardiyuhu marba waa soo wareegaan labadii
waalnaa intay geesaha fiirsheen mid kamida
ayaa darbiga koray dhulka ayuu ku dhacay bamm
waardiyihii ayaa dhahay waaryeee warwaa maxay
jugtu kiikale intuusan hadlin ayuu kii waalnaa
yiri (miyow) kii kale ayaa yiri waar waa bisad
socodkii ayey wateen kii kale ee waalnaa yaa
soo booday juggggg waardiyii wuu istaagay
waar cabdoo jugtani tii hore kawayn
kii waalnaa ayaa is ilaaway oo yiri waa
bisadii wayneed AHHHHHHH
halkaas ayaa lagu qabtay
saas& salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shooco (Public user)

Unrecorded Date
aqyaarey waxaa dhacday in laba nin ay turub wada cayaareen mid ayaa laga badiyey oolacagtii uu dhigtay oo dhan laga qaatay. markaas ayaa kii lacagta ku guulaystey oo ahaa nin aad iyo aad u xoog badnaa ayaa intuu istaagey yiri ciyaartii waa dhamaatey ee soo bari kii laga raayey oo ahaa nin aad u bar yar ama caato ah maya mar kale ila cayaar xoog weyne waa diida waana isaga dhaqaaqay kii tabarta yaraa ayaa u baxbaxsaday oo dadkii qabteen markaas ayuu kii xooga weynaa yiri xoog hee uguma dhamide maygu dhuusee.........

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.