site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sheeko qosol badan

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Feb. 16, 2001): Sheeko qosol badan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Rochester,MN

Monday, January 29, 2001 - 03:03 pm
walaalayaal dhamaan saad u dhan tihiin waad salaaman tihiin salaan kadib waxaan halkaan idinkugu haayaa sheekooyin idinka yaabiya idinkana qosliyo.

hada ka hor baa laba nin israacay mid waxuu ahaa jareer midna reer waqooyi labadoodana waxeey ahaayeen shaqo doon waxeeyna joogeen sucuudiga kadib markeey gaari isla raaceen gaarigana waxuu ahaa xaajiyo ama dadka qaarkood eey u yaqaanaan xaajiyo qamsiin mar ee dhax sii marayeen baa ayaa baabuurkii meel goda jug ku dhahay baa kii reer waqooyigii naxay hadana yiri yaarasuululaahi baa mid carab geeskiisa fadhiyay kii reer waqooyigii dharbaaxay uuna dhahay ilaahaaga ma taqaanid miyaa kadibna kii reer waqooyigii wuu iska aamusay isagoo careeysan gaarigii waxuu sii socdaba baa mar labaad hadana gaarigii meel kale jug ku dhahay baa kii jareerkii hadana yiri shiikh cabdulkhaadiroow markaasaa kii reer waqooyigii oo careeysan baa dharbaaxsho ugu jawaabay uuna yiri war kii weeynaa baa meel loo la' yahay markaasaa adna shiikh keeneeysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Navy

Tuesday, January 30, 2001 - 08:36 am
arlee.........ar idinkaa .......dadkaanayto oo reer mn.......uyuka wax kaleeeyto ma yakhaaniin aan u maleehaa........mar horeeto midoo aan akhristey.......beerka aa i xanuuuney.....yaaqay waxaanbo rabaa inaa mic iyo lamadoo speaker aan meel dhigo kadibne aan idiin suubiyo comedy clubkoo......yaaqay waa i disheen........khosolee iga soo haray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fardowsa

Tuesday, January 30, 2001 - 08:47 am
waar waxanu maxay ahaayeen. waxaad moodaa in hadalka loo cantoobay. arlee kuye. waar ma waxkalood tidhaahdaabaad wayday uf calayk. waar markii la yidhi afsoomaaligu isagoo af baraduu kasoo tagay xamar been lama sheegin. calaa kuli xaal sheekada qosolbaan ula dhacay inaar yarka magaalada isku magacaabayoow. looooooool@eelay iyo reer waqooyi......maxaa isu keenay dameerahooduna isma kudaane

fardoowsa
ilyare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qanciye

Monday, February 05, 2001 - 12:13 pm
War ninyahow sheekadani waa mid aad iyo aad u qosol badan....ilaa hadana ilmadu way iga da'eysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 05, 2001 - 07:35 pm
looooooooooooooooooooooooooooool
loooooooooooool@@@@@@@@@@l
SAAXIIB WAA IGA QOSLISIISEY WALAAHEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waa haayaa

Saturday, February 10, 2001 - 10:29 am
Saaxiboow majirto sheekadaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afgeel

Monday, February 12, 2001 - 09:10 pm
inaa lilaa...............oh my god...........oh god ..........beerka beerka...........aa............
kan waa haayaa isku sheegayoow..........sxb huv sum sense of humor..........if u cannt i can sell u sum..........right after aa micriphonekayga ku heestid........speakeradaydana aa is agdhigtid........oh my god,........sxb aniba reer mn aan ahay.......walaahi waa iga qoslisay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 12, 2001 - 09:20 pm
that was funny man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 15, 2001 - 09:04 am
LOOOOOOOOOOOOOL:):):):):):)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUREY

Thursday, February 15, 2001 - 02:37 pm
THAT IS ABSOLUTELY FUNNY. ONCE AGAIN, REER ROCHESTER DID A GREAT JOB. YOU DESERVE REALLY BIG LOOOOOOOOLLLLLLLLL

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.