reer rochester | Monday, January 29, 2001 - 03:18 pm waa anigii hadana oo midlabaad kale idiin haye oo idinka yaabisa idinkana qoslisa. hada ka hor baa yar dhagoola oo aan masaajidka isku raaci jirnay si uu ula qabsado salaada meesha eey mareeyso qaasatan marka iimaanka uu waladaadiin uu dhahaayo si uu aamiinta ula dhaho jameecada, marka jimco jimcaha ka mid aheed baa ciyaal dhib badnaa u tashteen dhagoolkii in eey agtooda ku tujiyaan markaaseey dhaxdooda gashtaan waxaa dhacay markaa ka dib faataxadii o dhax mareeysa baa ciyaalkii mid ka mid ahaa jug siiyay dhagoolkii. baa dhagoolkii kaligii qeeyliyay isagoo cirka ku dhajinaaya aamiintii oo lagaarin markaasaa masaajidkii oo dhan isla qabsaday qosol salaadiina mar labaad lagu celiyay. |
jiija | Tuesday, January 30, 2001 - 08:18 am oh..my god sxbayaal maa ka naxdaan......laakiin sheekada waa la qoslay .........as a matter of fact kursiga xataa waa ka dhacay......looooool funny guy aboowihiis or abaayadiis............ |
hersi | Tuesday, January 30, 2001 - 12:15 pm That was pretty funny..qosol aanan waayahan qoslin baan ku qoslay maskiinka dhagoolka ah..ilaahoow na cafi...waxaan sawirtay dhagoolkii oo keligiis qaylinaaya qaasatan sida dhagooladda u qayliyaan. |
XUMOW | Wednesday, January 31, 2001 - 07:52 am Sheekada qalad ayey kuu soo gaartay saaxiib reer Rochester. Xaafdeyada ayey ka dhacaday waxayn ahayd in ninka dhagoolka ah marka u tukanaayo uu fiirin jiray gacant dadka ku dhinac tukanaayo. Sidaas ayaa yar dhib badnaa uu maskiinkii dhagoolka ahaa, ma rabo in aan halkan ka sheego magaca wiilkaas. Wuxuu sameeyey gacanta ayuu tusay dhagoolkii oo markasta aamina qofka dhinanciisa ku tukanaayo ayaa ku qayliyay (aaa-aaaaa-aamiiiin)Oday dhagoolka dhiniciisa kale taagnaa ayaa xabadka ku dhuftay dhagoolkii oo ku yiri war salaad sahwi hanagu ridin. dadkiina way ku qosleen salaadii ayaa dib loogu soo celiya |
Anonymous | Thursday, February 15, 2001 - 08:03 am LOLLOLOL |
nicmo | Thursday, February 15, 2001 - 11:49 am To reer walaal sheekadaada way ika qoslisay thank you and try it one more time see yaw I love you too by. |
nicmo | Thursday, February 15, 2001 - 11:52 am To reer walaal sheekadaada way ika qoslisay thank you and try it one more time see yaw I love you too by. |
GUREY | Thursday, February 15, 2001 - 02:23 pm TO REER ROCHESTER. NINYAHOW NINKA UGU SHAACTIRO BADAN BAAD TAHAY. CIYAALKAN BIIBIILAYAASHA MA YAQAANAAN WAS LAGU SOO QORO EE QOR MORE AND MORE JOKE STORIES. AND THANKS FOR THIS ONE//// |