site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Sheekadii jaceylka aheyd ee kadhacay duleedka HOBYO

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Sheekadii jaceylka aheyd ee kadhacay duleedka HOBYO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qeys (Public user)

Unrecorded Date
Waxay aheyd tariikhdii 1989 markaasoo aan utagay
booqosha yar oo markii la iixiray iskuulka aan kutagay halkaas Hawo air aad uwacan baan lakumay anoo
ka imid xaagaa iyo UGANDA waxaan lakumay Gabar aad iyo aad u quruxbadan taasoo aanan ku arag caasimada Ugnda wali waayo gabadhu Ilkaheeda ayaan casaa oo hadii aad u fiirisid aadan kafuqeen gabadha markii aan wax kasu aalay hadii aan nolol wada qeybsan karno waxey igu xujesay in aan Famaligeeda weydiisto lakin aniga ayaa ahaa nin kaxishoonaaya wediiska ninka gabadha dhalay waayo waxaan iskajelaa in sidii caadada aheyd ee gabadha somaliyed loola baxsan jiray inaan uulabaxsado
lakin aanan weysiisay gabadha markiidenbe waxaan go aansanay in aan ukxeeyo dalka uganda oo famaligeyga uu daganaa markaa oo ay igu raacday lakin inta aanan tagin kahor ayaa waxaa dhacday in layirih waxaa lakusiinayaa ama lakugu darayaa gabar kale oo aanan arkin waayo famaligeyga ayaa ilajeclaaday in aa kuursado waqtigaa lakin aniga waqigaa waxaan usoo aaday in aan afsomaliga kabarto halkaas iyo gaalkacyo labadaba markiidenbena waxaan lakumay gabadhii icajibisay waxay igu qaadatay waqidheer oo aan kadhaadhiciyey in aan waxa looyaqaa jaceyl waana guuleystay sikataba ha ahaatee waan lasoo dhuuntay oo cidii uumasheegin inaan kalasoodhuuntay hadii aan nimid magaalada Gaalkacyo waxaa dalaal ka ah Aabeheyd oo
gaarigaa raaca yidhi balse waxa uu arkey Gabadhiisii oo aan Gacanta aan kudhaganahay balse halmar ayuu budkii uu watay labaacsaday waaba naxay oo iri Adeer sidee kaa noqotay markaasuu yiri war maxaad aheyd markaas baan iri Adeer waxaan ahay jaceylkii Gabadha Malyuun fadlan lasoco qeybta labaad.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
hobyo aad u tagtay inaad af somali ka soo barato
gabadha maxaad kula sheekaysatay english miyaa
mise sawaahili haaaaa uhhh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Cool (Public user)

Unrecorded Date
To Qeys,
Bro wad sheekada lakiin somaliga qaffif ka dhing kistoo!
Ceeb wayee nagaha malala fagado!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ilaa iminkada lajoogo afsoomaligaaga xaataa waxbaa kaa khaldan ee soo sax inta aadan noosoo bandhigin sheekadada Qaybteeda labaad,Qaysow, si aan sifiican ulasocono dhacdadaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr. Adam (Public user)

Unrecorded Date
To Qays

walaal reer hobyood hadii gabadha aheed reer hobyood maba labaxaas magaca malyuun iyo ee malaha wadanka ayaadan kalagaraneen ee meelkale ayaad tagaray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciiryaamo (Public user)

Unrecorded Date
To:Qays

...Duqa sida horay laguu weeydiiyayba, ma anakaad naga dhaadhicinaysaa Hobyo ayaan utagay in aan af-soomaaliga ku soo barto ?! teeda kale wada shakaysigu ma waxaa uu kubaxayey af-qooleey...duqa waa iguadagtay in aan qaato taas.
laakiin anyway waxay ahayd sheeko fiican

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.