This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts Boobsiiye:shan nin oo soomaali ah oo maqaayad sucuudiga fadhida... SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Feb. 16, 2001): Boobsiiye:shan nin oo soomaali ah oo maqaayad sucuudiga fadhida... boobsiiye Thursday, February 01, 2001 - 09:44 pm shan nin oo soomali ah ayaa maqaayad soo fariistay sucuudiga..wadankana way ku cusbaayeen...kabalyeeriga soomaali ayuu ahaa ..waxay afsoomaali ugu sheegeen shan wasladood oo hilib ah inay doonayaan...nin kii ayaa inta dhaqaaqay xagii jikada yiri (khamsa waslaad)....shantoodii intay is fiiriyeen ayuu midi yiri ...qabta wasa aa miyuu waalanyahay ..shantoodiina cagaha ayaa wax laga de'eyey.... Anonymous Thursday, February 15, 2001 - 08:18 am LOLOL manjaale Wednesday, February 28, 2001 - 09:16 am (gå hjemm og legge deg din tulling).la imaaw wax lagu qoslo .reer dhuuso mareeb waaaxid. Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.