site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

@ WAR YAA ARKAY NIN AMA NAAG DALKEEDA JECEL?@

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Feb. 16, 2001): @ WAR YAA ARKAY NIN AMA NAAG DALKEEDA JECEL?@
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER-BAADIYE

Friday, February 02, 2001 - 07:20 am
WAXAAN LA YAABAY DADKA SOOMALIYEED EE AAN ANIGU KUJIRO FIKRADA QALADKA KA DHAA DHACSAN EE AHDALNACEEYB
WAXAAN ARKAY HABAR JOOGTA YURUB WAXAAN KU IRI EEDO DALKII KA WARAN MARKAAS BAY IIGU JAWAABTAY
EEDOOY IYADOON LAGA DHISIN DARBIGAN LACAGTA LAGALA SOO BAXAHAYO HAYGA WAREEYSAN KAA....
KAALAY DARBIGA IYO TAREENKA DHULKA HOOS MARAYA RAG BAA DHISTAY EE HADII AADAN DALKAAGA DHISAN YAA
KUU DHISAYA? WAXBA HADAL YAANA IDUNKU DAALIN
WAXAAN RABAA DAD DALKOODA JECEL EE RABA IN AY KU LAABTAAN AMA DADKOODA WAX U QABTA .....
ILEEYN WAXAAA LAGUU SOO KORIYEY IN AAD DADKAAGA MARKAY DUQOOBAAN AAD WAX U TARTO'''''
WAXAAN U MALEEYNAYAA IN AAD FAHAN TEEN ULA JEEDADA
JAWAABAAN U BAAHNAHAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Butterfly

Friday, February 02, 2001 - 09:24 am
Ok, Aboowe ani taaswaa kugu raacsanahy.Maxaa dadkan kale rajoka suge markay mamo wayn oo caqligarad ah aykugu jawaabtay maku noqonayo ila laga dhiso darbigan lacagta lagala soo baxayo.Ani waxa umaleena.The next ten years in ladhihi doono bari waxa jiri jiray dad somali ladho.Markas ani magaranayo walaahi waxka qaldan dadkeena.


Jawaabtaydu waa taas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baragata-roose

Monday, February 05, 2001 - 06:59 am
war anaa dalkeeyga jecel oo hada ayaan u laabanayaa waxaan joogay dalka mareeykanka 10-sano halmaalin scool kamatagin lakiin tii lacag aheeyd owbidaare gacantaan ku dhigay waxaana rabaa in aan dalkeeygii hooyo ku noqdo waxaana gadan rabaa computerka dadka lagu baaro oo waxaan rabaa in aan dalkeega ka shaqeeysto oo aan qoraxda iyo hawada maacaan ku raaxeeysto maalmihii dheeraa aan darin iska dhigto geed-talaalkii hortiisa aan ku guursada si aan ilmo diinleh ilaah ii siiyo iyo nagaago dhaqan iyo iimaan leh aan surwaal ila gashaneeyn 911 iigu waceeyn i love somalia.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.