site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NINKI MASKIINKA AHAAY

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): NINKI MASKIINKA AHAAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMALEEY (Public user)

Unrecorded Date
Hada ka hor aa labadoo xariif waxeey soo socdeen dagaandaga daljirka markaasaa maskiinkoo ka daba imaaday waa iska kasee ee gacantaas u taagtay koo ka mid eh aa 200 shillin u dhiibay,labadii socodkoodii eeyba iska sii wateen aw maskiinkii duco aas ula daba kacay ilaa maxkamada weeyn markii lasii maraayay aa xariifkii wax bixiyey kii kale weeydiiyey in maskiinkaan waxaas siiyey aas ku yareeyey kii kale aa la murmay oo dhehey wadaay maskiinkaan wadnaha ha istaajinin hadaad 200 siisee, aaw maskiin waa fekeray waxaas is yiri labadaaneey makuu tashahooyiin maalkaan maa lagaa noqi rabaane maxaa ka rabtaahee cagahaas wax ka dayee.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.