site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NINKII LA QAFAALAY ....BY QANCIYE

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Feb. 16, 2001): NINKII LA QAFAALAY ....BY QANCIYE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE

Sunday, February 04, 2001 - 09:30 pm
ASXAABTA WAAD WADA SALAAMANTIHIIN..
Sheeko waxaan idiin hayaa sheekadan!!

Nin ayaa waagii qafaalku jirey oo dadka la geyn jirey xeryihii ciidamada ayaa nin lasooo qabtay.
Ninkii markii xeradii la geeyey ayuuu ooyin bilaabay wuxuu ooyaba nin ayaa weydiiyey "war maxaad ku ooyeysaa" Ninkii kalaa ugu jawaabay "sida dhibka yaree la iisoo qabtay iyo halka orod aha ee igu jira"

I hope you enjoyed this little anicdote so peace
to all my sisters and bros. in the houseeee..

The one and only Qanciye from the DIRTY SOUTH!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

grasmarooje

Monday, February 05, 2001 - 11:51 pm
war saaxiib waa rune nika mey hal mar oo kale daayaan.......lollolol thatw as funnyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lefty

Friday, February 09, 2001 - 09:35 am
to Qanciye;
That was a good one brotha. I am giving you real loooooollllll.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hanad

Friday, February 09, 2001 - 11:18 pm
Saaxiib sheekada waad qaladay ee waa sida tan

Nin caano lay ah oo sita 2 haamood oo midiiba 10L
qaadtahay ayaa qafaalkii lagu qabtay isagoo meel
fadhiya caanihiina iibinaya, markaasuu iska ooyey
isagoo leh: Fadhigaad igu gaadaeen. Askartii oo ahayd niman dhalin yaro ah ayaa tidhi: Oo hadda ma orad baad meel ku tagaysaa, bal orod. markaasoo ninkii yidhi: Haamahayga ma qaadan karaa! Askartii oo yaaban ayaa tidhi: Haa.
Markii baa dad ugu danbaysay, cimmamad cas oo
surka ugu duubnayd bilif, bilif, teedaa lasii arkayey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qanciye

Saturday, February 10, 2001 - 07:42 pm
Macalinka Hanad I appreciate your correction but I didn't want to tell a story I just want soemthing that ppl can laugh at and the story you told me won't do that but anyway thanx and peaceee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A

Monday, February 12, 2001 - 08:44 am
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL WARYAADA WALAAHI WAA SHEEKO QOSOL BADAN SHEKOOYINKA AAD KEENTA WAAD MAHADSANTIHIIN QANCIYE & HANAD

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.