site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Adeer guri aan dhaco ayaan rabaa

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Feb. 16, 2001): Adeer guri aan dhaco ayaan rabaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xarfaaney

Saturday, February 10, 2001 - 04:23 pm
Saaxiiba yaal waad salaamantihiin, marka labaad waxaan rabaa inaan idiin sheego sheeko yar ookadhacday meel layiraahdo utange oo ahayd xero qaxooti oo kutaalay mombasa kenya,waxaa jirtay in dadka soomaalida ah ee kunoolaa narobi mar mar lasoo tarxiilo dad kuna ay usoo carari jireen utange oo ahayd xero qaxooti oo aan waxba la oran jirin hadaba waxaa dhacday in wiil dhalinyaro ah oo hadana ciyaal micno maleh ah uu soo aaday utange hal kaas uu kasoo cararay qafaal xun wiil kaas waxaa loo soo til maamay oday adeer kiis ahaa balse uu san waligiis arag waxaa caadadooda ahayd inay dhalin yarada ciyaal micno malaha ahayd ay luu qadooda ay badaleen oo ay jiraan hadalo ugaar ah oo ay iyagu isku af gartaan ay lee yihiin oo ay dad ka kale ay dhib ku tahay inay fah maan yaan hadal idin ku daaline wiil kii wuxuu yimid utage markuu baskii kasoodagay oo uu xeradii soo galay ayuu wuxuu soo gaaray gur yihii ugu horeeyay isagoo raba inuu waydiiyo adeer kiis wuxuu soo galay gurigii reer ka isaga oo salaamay wuxuuna yiri awoowayaal ii warama reer kii in tay is fiiriyeen ayay yiraah deen nabad hadan wuxuu yiri waxaan raadinayaa quud koo adeer kay ah mar kaas ayay yabeen ayay yiraah deen ma waxaad raadinaysaa adeer kaa oo magaciisa layiraahdo quud xoogaa kadib ayaa la isku wareeray wiil kii ayaa yiri awoowe yaal ma is fahmayno ee wax xarfaan ah meesha makadhow dahay reer kii oo yaaban ayaa yiri wax xarfaan ah oo utanga aan ku naqaano majirto in taas ayaan daganayn meeshan mar kii la is fahmi waayay ayaa odaygii guriga lahaa yiri adeer anaga nala seexo caawa bari ayaan adeer kaa raadinaynaa hadii ilaah yiraahdo wiil kii wuxuu kujawaabay adeer waa ceeb guri gaaga ma dhicikaro adiga iyo caruur taada ayaa jooga meela haas ayaan karaad sanayaa guri aan dhaco oday gii oo yaaban ayaa ugu jawaabay adeer ma tuug ayaad tahay oo dad ka is laameed ayaa gur yahooda dhac daa wiil kii oolayaaban wareer ka kahaysta meeshaa ayaa wuxuu sameeyo garan waayay oday gii wuxuu u haystaa inuu wiil kii tuug yahay wiil kana wuxuu kawadaa adeer gurigaaga adiga iyo ciyaal kaaga ayaa seexda ee guri kale oo aan seex do ayaan raad sanayaa calaaya xaal habeen kii wiil kii reer kii waxay ku khas been inuu laseex do iya goo yaaban habeen kiina waar diyo ka ah inuu habeen kii alaab ta kaxado waayo waxay uma leeyeen inuu tuug yahay odey gii oo yaaban ayaa naag tiisa ladar daar may oo yiri waligaa xariif iska ilaa li waxayn ahayd qiso dhab ah oo kadhacday utange nabaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SeD...

Sunday, February 11, 2001 - 11:15 pm
HAHAHA! ciddii ayuu hurdo la'aan u keenay ahhaha
'ma dhicikaro' ahahahah..Waxaa u fiicneed 'ma hoyan karo'. Qosol aad iga keentay sxbkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SeD...

Sunday, February 11, 2001 - 11:16 pm
HAHAHA! ciddii ayuu hurdo la'aan u keenay ahhaha
'ma dhicikaro' ahahahah..Waxaa u fiicneed 'ma hoyan karo'. Qosol aad iga keentay sxbkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anas

Monday, February 12, 2001 - 03:52 am
Maclinka sheekada waa kahelay ciyaal macno maleh yaah? nice one bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 12, 2001 - 04:29 am
Aad baan ugu qoslay qisadaan, waad mahadsan tahay
xariif yahow..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.