site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Lahadlayaa Magaclaaydii ii soo jawaabtay

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Lahadlayaa Magaclaaydii ii soo jawaabtay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed (Public user)

Unrecorded Date
Dear Anonymous,

(eega ama fiiriya jawaabtan tan ka sareeysa ee ay iigu soo jawaabtay qoftaan) qoftaneey here is yr answer:(remember, no heart feeling respond okay)

Sister macna badaneey muran nimoodle, yaxaas badeed ceeyngiri khafiif ku dabatooy, magaceeda qarisooy, aay dhuudhuumatooy sinna waxba igama noqon ee maa iga qalleeysid aan maadeeystee ama la haasaawee soomaalideyda, xaafaddaan isku nacnay inta miyaad iga soo daba gashay, naa xaggeen kaaga ammaan helaa? waa yaabe, dadoow maad nakala dhex gashaan aniga iyo gabadhaan!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Magan (Public user)

Unrecorded Date
to ahmed bro yaa waaye qoftaan aan kaa dhicinee
bro raali ka ahoow gabar ku jecel waaye
saas waaye markay shukaansi kaarabaan ee fahan
gabarta ???? haku noqon

to anon abaayo warkaaga cadee dhuumashada
ceeb waaye walaalkaa waaye usheeg hadii aad
rabto (holla holla))) come over the ??????
saas iyo salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceyni

Unrecorded Date
To: Axmed

WAX AAN LOO JEEDIN IYO GABAR AAN LA ARKEEYNIN AA KA CARAROOYSAA.
aawey hee gabarta mise waa iska camiraneeysaa oo wax ku bursado aa weeysay....
haleey soo raad sadooy aa ka roon teeda kale wax aan ku qosolno aan halkaan usoo raadsanaa.
hadii caawis rabtid advise ka meesheeda gal.
alaha kuu sahlo wax ku bursado ok bro.
and no hard feelings.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.